Ifiye Tv

Ifiye Tv Welcome to Ifiye Tv! Follow me and like the page. Ku soo biir, isma dhaafno – good content and jobs!

09/13/2026

Somaliland oo 7 Miilion oo Dollar Ka Soo Qaadatay Somalia

09/12/2026

Madaxweyne Cirro oo Wiilka Siyaad Barre Maxkmad Saaraya

09/10/2026

Somaliland oo Ciidamadeeda Qaranka Geynaysa Magaalada Qasa

09/08/2026

Somaliland iyo Puntland oo Aqoonsi Wada Raadinaya

09/06/2026

Amaanka Madaxweyne Cirro oo ay La Wareegeen Sirdoonka Maraykanku

08/21/2026

Madaxweyne Cirro oo Sheegay in Dalkii Labaad Aqoonsanayo Somaliland Sanadkan

08/10/2026

Soamaaliya oo Fashilisay Aqoonsigii Labaad ee ay Somaliland Heli Lahayd

08/07/2026

Somaliland oo Ciidamadeeda u Kordhisay Mushaharka Sanadkan.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta safar ugu ambabaxay magaal...
08/03/2026

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa galabta safar ugu ambabaxay magaalada Nairobi ee caasimadda dalka Kenya. Ilo-wareedyo aanu helayno ayaa sheegaya in Madaxweynaha uu halkaas u tegay sidii uu u soo qaadan lahaa Visa dal-ku-galka Maraykanka, iyadoo la filayo inuu maalmaha soo socda u safro dalka Maraykanka.

Safarka Madaxweynaha ee Maraykanka ayaa lagu wadaa inuu diiradda saaro xoojinta xidhiidhka iyo iskaashiga u dhexeeya Jamhuuriyadda Somaliland iyo Maraykanka, iyadoo la filayo inuu kulamo la yeesho masuuliyiin kala duwan.

Address

Midtown
New York, NY
14925

Telephone

+252659824175

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ifiye Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ifiye Tv:

Shortcuts

Share