Top transfer ideas

Top transfer ideas We can show you the best transfer window than can your team make . let's champ into it

07/30/2017

Nimuu cashaq dhibey baan ahey
Oo ciilan waligiiye
Aniguu caruur ahuu igalay
Cudurka shaydaane
Fadlan_like_iyo_share_ha inaga_illobin

07/27/2017

Maalintii aan ku arkey
Ilaa iyobmaanta
Waxaa maskaxdeyda
Ka guuxaya
Jaceel ka An kuu qabo
Oo aan daawo kale lahyn
Adiga mooyee

Fadlan share

07/25/2017

Da'yartii aan jeclaady
Dad ka aan ka doortey
Markey daawataey
Daruufteyda
Igu deysay funidaan weyn
Qaar ka mida ah

07/25/2017

CEESH WAA LA CUNAA
CIQAAB WAALA MARA
CARIIRI IYO CULAYS
CAADIL KAA DAJINAAYO
RUUXI KU CAASHQEY
CIYAAR KAAMA MUDNEE

FADLAN INOO LIKE GAREY

07/22/2017

Cudur laysku takooroo
Layskuna taafsiin kareyn
Tuf iyo tahliil dhaqtar dawadiisa
Waxba aan ka tareyn


FADLAN INOO
SHARE GAREEYA
Page ka inaad noo
gareysaan hanagaa ilaabina
Thanks..

Address

New York, NY
10002

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Top transfer ideas posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category