Somali agency

Somali agency san ku neefle ma ogoli inuu iga sareen karo! (one somali🇸🇴😍❤️🦁👑 no qabiil)

Maxa ka hortagan inaad Facebook lacag kasa meyso.
28/05/2025

Maxa ka hortagan inaad Facebook lacag kasa meyso.

Degdeg: General morgan oo nairobi ku geeriyooday Illahay ha u naxaristo
28/05/2025

Degdeg: General morgan oo nairobi ku geeriyooday Illahay ha u naxaristo

26/04/2025

Daahir Calasow oo sheegay inay duulal la shaqeeyaan 😱👽

26/10/2024

Subhanallah ninkii dilay hooyada iyo labada gabdhood oo arin yaab leh laga sheegay!

23/10/2024

Guul weyn Ethopian kii oo goor Dhow wadanka laga saari rabo

Waxaan idiin haynaa Group 5 Canada OO laysku hubo qofkii diyaara ah ha ila so xariiro
20/07/2024

Waxaan idiin haynaa Group 5 Canada OO laysku hubo qofkii diyaara ah ha ila so xariiro

30/04/2024

Wow 😳 😍🇸🇴

20/04/2024

Mxa utaqaan ciyaartaan ✌🥰🥰🇸🇴

08/02/2024
23/01/2024

Akhiyaarta halkan nagala xiriidhaay, waxaan idiin soo wadnaa wareysi xasaasi ah oo aanu ka qaadnay goor dhow Abwaan Nageeye Cali Khaliif.

Waa sidee Abwaan Nageeye xaaladdiisa? halkee ayuu joogaa? waa maxay mowqifkiisa ku aadan is-af-garadka ay Xabashidu sheegtay iney ku qaadanayso badda Soomaaliya? arrimahaas iyo kuwa kale oo muhiim ah ayaan wax ka weydiinay, waxaana uu wareysigu ka koobnaan doonaa dhowr qeybood, halkan ayaana idiinkugu soo baahin doonaa iyo baraheena kale insha'allah.

15/01/2024

Waligaa qof dhagoola hala caydamin🤣🤣😂😅

14/01/2024

Reer juquf jaaquf is not easy 🤣😂😆

Adresse

Democratic Republic Of The

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque Somali agency publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message à Somali agency:

Partager