Abdulqadir Ahmed Balcad

Abdulqadir Ahmed Balcad Cilmiga halaguu dhigee,caqliga kaasho baa layiri.

05/01/2025

Ayeeyo reer Shangaani ah oo cilmi badan

Iyada oo aan cidna nagu dhex jirin ayaan wax isdhaafsanay  ,Berri ayaa marwalba ka muhiimsan shalay.  .
04/30/2025

Iyada oo aan cidna nagu dhex jirin ayaan wax isdhaafsanay ,Berri ayaa marwalba ka muhiimsan shalay. .

04/30/2025

Hooyada dhashay oo dareenkeeda ka hadashay.
Abdimudalib wuxuu kamid ahaa maxaabiista ay sii daysay.

04/30/2025


Sixor ah hadaad uganacsatid ogow dad baa haysan fursadaas, tani waa nolosha soomaalida kuganacsata dalka Southafrica.

04/29/2025

1-0

04/29/2025
04/29/2025

War farxad leh .

Soo dhaweyntu waa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir.✈️
04/29/2025

Soo dhaweyntu waa Garoonka diyaaradaha Gen. Maxamed Abshir.✈️

04/28/2025

Dagaalkii 3xaad ee dunida miya bilowday👇

Caawa xaaladu waa ku adagtahay qaar kamida wadamada Yurub,sida Spain, Andorre, Portugal,France, Belgium waxaana kamaqan korontada tareemadu waa mugdi dad baa wiishashku kuxirmeen,mana oga halka laga soo weeraray korontadoodii.

Malyuun “Aniga Ninka iguursanaya ama ninka doonaya in aan Xaas unoqdo marka h**e waa in uu ogaadaa inaan Qof Qaali ah ah...
04/28/2025

Malyuun “Aniga Ninka iguursanaya ama ninka doonaya in aan Xaas unoqdo marka h**e waa in uu ogaadaa inaan Qof Qaali ah ahay, anigu waan guursanaya lkn waa in marka h**e Shuruudahaan uu kasoo baxaa Ninka aan Marwadiisa Noqonayo, hadii uusan ka soo bixin karin waa in uusan igu riyoon”

1.Shuruuda Koowaad waa in usan Hooyadiis ila dajin
2.waa in uu Meherkayga ka dhigaa $ 100,000, Bogol kun oo dollar.
3. waa in uusan Naag Kale ila Guursan Karin ama Damci Karin
4. waa in uu igu soo Wareejiyaa Dhamaan Passwardka Facebook, Tiktok & whats app numberkiisa.
5. waa in uu Todoba Baxa Kadib Dalxiis ligeeyaa Dalka Singapore.

Hadii uusan shantaan Shuruud kasoo Bixi karin ama awoodi karin yuusan wakhti iska lumin " Damac yuusan ku galin " ayey Hadalkeeda kusoo Afmeertay.

04/28/2025

Fanaan Socdaal oo utahriibay Algeria isagoo usocda yurub

4tii saacadood ugu dambeeyay waxaa jirta in aanay jirin koronto dalka Spain, Portugal, iyo qaybo ka mid ah Faransiiska. ...
04/28/2025

4tii saacadood ugu dambeeyay waxaa jirta in aanay jirin koronto dalka Spain, Portugal, iyo qaybo ka mid ah Faransiiska. Dukaamada way xidhan yihiin, traffic lights mashaqaynayaan, iskuulada way xirmeen, isbitaallada koronto malaha, waxaana ka socda xaalad xasaasi ah, suurtagal ahaan waxaa laga yaabaa in ay tahay weerar cyber ah balse ilaa hada lama sheegin sababta cida kadanbaysa.

04/28/2025

60 jir rabtay inay tahriibto.

Address

Tampa, FL

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdulqadir Ahmed Balcad posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Abdulqadir Ahmed Balcad:

Share