BMM News

09/10/2026

Manta iyo Shaqo isbitaalka Guud ee Gobolka Bay( Bay Regional HOSPITAL )

09/09/2026

Baydhabo jannay iyo Sakay.
Alx Waa Nabad

09/03/2026

πŸ€¦β€β™‚οΈπŸ˜­BAYDHABO-Yaa mas’uul ka ah carruurtan?

Maalin walba waa lagu kor dagaallamayaa, iyadoo carruur aan waxba galabsan ay ku dhex nool yihiin cabsi iyo khatar. Waxaa intaas u dheer gaajada, barakaca iyo nolol adag oo ay maalin kasta la tacaalayaan

09/03/2026

Dagaalka Wuu soo dhamatay Guud ahaan Amniga Mahabad Dowlada ayaa Heysaaa.

09/03/2026
09/01/2026

Shatigaduud international Airport

08/31/2026

Alxamdulillaah! 🀲❀️ Allah ayaa mahad leh. Tallaabadii koowaad ayaan ku guuleystay, waana bilowga guulo waaweyn, Insha’Allah.! πŸŽ‰πŸ‘
YouTube https://www.youtube.com/

Baydhabo Jannay
08/31/2026

Baydhabo Jannay

08/29/2026

πŸ”₯

πŸŽ‰ BISHAARO ARDAYDA QALINJABIYASHA! πŸŽ“πŸ— Chicking Plus Caffeteria – Taste, Brew & Play waxay dhammaan ardayda qalinjabisay ...
08/27/2026

πŸŽ‰ BISHAARO ARDAYDA QALINJABIYASHA! πŸŽ“

πŸ— Chicking Plus Caffeteria – Taste, Brew & Play waxay dhammaan ardayda qalinjabisay ugu bishaaraynaysaa qiimo-dhimis gaar ah! πŸŽ‰

Waxaan idiin diyaarinay macmacaano kala duwan oo dhadhan iyo tayo leh, si aad farxadda qalin-jabintiinna ugu dabaaldegtaan si qurux badan. 🍰🍩🧁

πŸŽ“ Qalin-jabintaada ka dhig mid xusuus gaar ah leh β€” Chicking Plus ayaad ku leedahay! ❀️

πŸ“ Chicking Plus – Baydhabo-Saldhig yaraha

Address

Ohio City, OH
43224

Telephone

+252615057702

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when BMM posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to BMM:

Shortcuts

Share