10/15/2024
Muuqaal HD Dagaalkii 77 Jabkii iyo ku dhacay Itoobiya, Qabsashadii Magaalada Dirir Dawa iyo Burburintii Garoonka Diyaaradaha (Air Space) ee Itoobiya oo Cir iyo Dhulba aan loo aabayeelin iyo Soomaaliya oo Dhulka soo dhigtay 2 Diyaaradaha Itoobiyaanka ah. Allaha u Naxariisto Mujaahidiinkii Soomaalida ee ku Shahiiday.