
04/15/2025
War degdeg ah : Safiirka Soomaaliya u fadhiya Wadanka Maraykanka ayaa dhanka X ku soo qoray. Ogaysiis uu ku sheegayo in uu ku qab wayn yahay in Soomaaliya ay hadda ay soo ku soo dhawaynayso shirkaddaha maraykanka in ay ku soo noqdaan Dowladda Goboleedka SSCkhaatumo. wuxuu raaciyay in Dowladda Goboleedka SSCkhaatumo uu hadda xubin ka yahay Dowladda Goboleedyadda Soomaaliya. wuxuu ku soo lifaaqay qoraalka warqadda dowladda federalka ay ka soo saartay safarkii RW uu ku tagay Magaaladda Laasanod.