04/01/2026
Masawirkan ayaa hadda lagu soo daabacay bogga rasmiga ah ee Milatariga Iran.
Masawirkan wuxuu muujinayaa in Iran ay soo saartay bam-yo nukliyeer oo halis badan. Faahfaahin dheeraad ah laguma darin, waana markii ugu h**eysay ee Ciidanka Ilaalada Kacaanku si toos ah arrintan u soo bandhigaan.
Saacado yar ka hor, Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in Maraykanku ka baxayaan dagaalka Iran, hase yeeshee lama oga haddii uu arkay ama ogaaday sawirkan cusub, iyo qabarkan ka yimi iran ๐ฎ๐ท ee ah waynu wada dhimaneynaa ?
Cayn Media