XIDIG TV

XIDIG TV Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from XIDIG TV, TV Channel, 3333 west Division Street, Suite 214, Saint Cloud, MN.

XIDIG TV, is an independent and the trusted voice of East African communities in Minnesota and now evolved into XIDIG MEDIA, a cutting-edge multi-platform media hub and app that amplifies East African voices like never before.

Tartankii Quranka kariimka ah ee Hay’ada IANA iyo Ardayda Markizka iqra. Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee ay qabatay H...
09/07/2026

Tartankii Quranka kariimka ah ee Hay’ada IANA iyo Ardayda Markizka iqra.

Tartankii Qur’aanka Kariimka ah ee ay qabatay Hay’adda IANA ayaa waxaa kaalmooyin kasoo hooyay 5 ardday ka socday Markazka Iqra Education Center ee Magaalada St. Cloud.

Guulaha ay gaadheen waa sidan:
10-ka Juz
Kaalinta 3-aad:
Abubakar Mohamed Abdi

5-ta Juz
Kaalinta 1-aad:
Hamza Mohamed Abdi

Kaalinta 2-aad:
Yahye Ahmed Shafi

Kaalinta 3-aad:
Mohamed Said Mohamed

1 Juz
Kaalinta 5-aad:
Mubashir Mohamed Abdullahi.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirtaynaa macallimiinta, waalidiinta, ardayda iyo maamulka Markazka Iqra dadaalkooda iyo guulaha ay gaadheen.

09/07/2026

2026 Somali Networking Night Event Highlights. An Evening of Connection, Culture & Community | Minneapolis, MN

Part 1 2026 Somali Networking night in Minneapolis, MN
09/06/2026

Part 1 2026 Somali Networking night in Minneapolis, MN

09/04/2026

Minnesota ma laha qabuuro u gaara Muslimiinta Minnesota, waxaa la dhisayaa hada Qabuurahii ugu horeeyey ee la Isticmaali karo 200 Sano , dhismaha oo ah Wajigii 2aad ee dhismaha Masjidka & Meeshii maydka lagu dhaqaayey ayaa hada la diyaarinayaa Al Maghfirah Cemetery .

Sept. 4, Minneapolis — Spider-Man and his crew appeared in downtown Minneapolis as 33-year-old William Nicholas Love, dr...
09/04/2026

Sept. 4, Minneapolis — Spider-Man and his crew appeared in downtown Minneapolis as 33-year-old William Nicholas Love, dressed as Spider-Man, made his first court appearance in connection with last month’s confrontation involving Jake Lang.

Love walked out of the Minneapolis Public Safety Facility with his fist raised as supporters gathered to greet him.

He pleaded not guilty. His attorney, Jack Rice, said Love acted in self-defense and in defense of others.

After the hearing, Love spent time with his supporters before leaving with his crew. Shortly afterward, approximately six more people arrived wearing Spider-Man costumes.

📸 Chris Juhn

09/04/2026

The selling Price Of these Dreamliner Estates are 351K and could qulify upto 66K Down payments Assistance available for first 5 Homes and the remaining 11 Homes could qualify for upto 48K.

Dreamliner Estates is a Real Estate Company founded By Eunice, Emmanuel, And Ryan.

For more info visit, https://dreamlinerestates.com/

Nin Soomaali ah ayaa kamid ah dadkii shalay Minneapolis toogashadda lagu dilayMINNEAPOLIS - Waaxda dembi baarista gobolk...
09/03/2026

Nin Soomaali ah ayaa kamid ah dadkii shalay Minneapolis toogashadda lagu dilay

MINNEAPOLIS - Waaxda dembi baarista gobolka Minnesota ee BCA ayaa shaacisay dadkii shalay ku dhintay toogashadda ka dhacday magaaladda Minneapolis ee saddex qof k u dhinteen saddex kallena oo ay saraakiil booliis ah kamid yihiin ku dhaawacmeen.

Haddaba nin Soomaali ah oo magaciisa la yiraahdo Muse A. Afrah oo 61 sanno jira ayaa kamid ah dadka la cadeeyay ee toogashadda ku dhintay.

Sidoo kale waxaa la sheegay nin magaciisa lagu sheegay Dale Henry Spry oo jira 63 sanno isaguna uu dhintay oo toogashadda lagu dilay. Qofka saddexaad ee dhintay waa ninkii isagu dilka toogahadda ah geystay oo la sheegay in uu isagu is dilay oo nafta iska qaaday.

Saraakiisha booliiska ee la dhaawacay weli warbixin lagama bixin sida uu xaalkoodu yahay, magacyadooda iyo jinsiyadoodana lama shaacin.

Wixii akhbaar dheerad ee ku soo kordha warbxintan kala socda Tusmo Times.

08/31/2026

“If you are going to represent a congressional district, you represent everybody in the district. You do not demonize people.” Doug Chapin for Congress

Chapin also called out what he described as Tom Emmer’s hypocrisy toward the Somali community and explained why he believes Minnesota’s Sixth District needs new leadership that represents everyone.

Watch the full in depth interview.

CD6 DFL

08/29/2026

Ardayda Markazka Iqra Education Center ayaa kulan-sannadeedkii 11-aad ee 2026 kusoo bandhigay taariikhda Nebi Muxammad SCW iyo Saxaabadiisa sharafta leh.

Bulshada Soomaaliyeed ee St. Cloud ayaa shalay isugu timid munaasabad lagu taageerayay dhismaha Macadka weyn ee warathul...
08/24/2026

Bulshada Soomaaliyeed ee St. Cloud ayaa shalay isugu timid munaasabad lagu taageerayay dhismaha Macadka weyn ee warathul Abiyaa iyo masjidkiisa oo laga dhisayo magaalada Qabribayax ee deegaanka Soomaalida.

Address

3333 West Division Street, Suite 214
Saint Cloud, MN
56301

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when XIDIG TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category