St.Cloud Somali Community Radio

St.Cloud Somali Community Radio Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from St.Cloud Somali Community Radio, Broadcasting & media production company, Saint Cloud, MN.

11/25/2025
11/25/2025

( Daawo) Wax badan ayaa ka socda Gobolka Minnesota, Arimaha musaqana waa mid la rabo in wax laga qabto.Waa waraysi aan qaybtiisa kobaad la yeeshay Mahdi oo madax ka ah (Somali Parents Autism network )

Ogaysiis Bulsho: Mina Travel ayaa waxay ogaysiinaysaa dadka ku shaqan magaladda Stcloud in ay hadda idiin diyaarisay Saf...
11/25/2025

Ogaysiis Bulsho: Mina Travel ayaa waxay ogaysiinaysaa dadka ku shaqan magaladda Stcloud in ay hadda idiin diyaarisay Safarka Cumradda sanadkan.

Waxaa maalinta Sabtidda ah Magaaladda St.Cloud laga furayaa Dukaan Cusub oo lagu iibiyo Dahabka. Dukaanka Dahabka Ee Azi...
11/20/2025

Waxaa maalinta Sabtidda ah Magaaladda St.Cloud laga furayaa Dukaan Cusub oo lagu iibiyo Dahabka. Dukaanka Dahabka Ee Aziza waxaa laga furaya suuqa Shabeele.

11/20/2025

Barnaamika Fanka iyo Sugaanta : Abwaanad Khamar Luul oo barnaamijka marti idaacadda inoogu ahayd.

Ogaysiis : Waxaa Magaaladda Stcloud barito lagu Aasayaa AUN Khadar Mohamed Yusuf oo loo yaqaan  “DHANAAN” Marxuunka waxa...
11/20/2025

Ogaysiis : Waxaa Magaaladda Stcloud barito lagu Aasayaa AUN Khadar Mohamed Yusuf oo loo yaqaan “DHANAAN” Marxuunka waxaa barito lagu tukanayaa Masaajidka u dhaw Dukaanka Muqdishu 12:15 pm kadibna qubuuraha aas ayaa la geynayaa.Allaha u naxariisto Marxuunka !

wareysi qiimo badan Abwaanadda Qamar luul Goor dhow
11/17/2025

wareysi qiimo badan Abwaanadda Qamar luul Goor dhow

Fadlan la wadaag qof walba oo u baahan Cunto deeq ah @ Ha'adda East African Dream INC ayaa cunto bixinaya maalmaha hoos ...
11/11/2025

Fadlan la wadaag qof walba oo u baahan Cunto deeq ah @ Ha'adda East African Dream INC ayaa cunto bixinaya maalmaha hoos ku xusan.

11/11/2025
Halal Food Assistance Program..............................................................By East African Dream Organiz...
11/11/2025

Halal Food Assistance Program..............................................................
By East African Dream Organization (EADO).
East African Dream Inc. is proud to provide a Halal Food Shelf Program serving East African
families in Central Minnesota especially East African community/Somali residents in need of
culturally appropriate food support.
�� Who We Serve:
Families living in St. Cloud, Waite Park, St. Joseph, Sauk Rapids, and across Stearns,
Sherburne, and Benton counties.
�� What We Offer:
Each distribution includes a variety of Halal food items such as rice, pasta, beans, lentils,
vegetables, fruits, and Halal-certified goat meat or chicken.
�� Distribution Schedule and Hours:
2nd and 4th Wednesdays of every month.
�� 10:00 AM – 6:00 PM
NB: Transition SNAP shutdown -We distribute every Wednesday
�� Locations:
 Main Office: 30 25th Ave S, St. Cloud, MN 56301
 Distribution Site: 2118 Veterans Dr N, St. Cloud, MN 56303
�� Contact Us: 3207741128/ 612-707-6173
�� Website: www.eastafricandream.org
_____________________________________________________

🍽 Barnaamijka Gargaarka Cuntada Xalaasha ah
East African Dream Inc.
East African Dream Inc. waxay bixisaa Barnaamijka Cuntada Xalaasha ah si ay uga taageerto qoysaska Bariga Afrika ee ku nool Bartamaha Minnesota, gaar ahaan jaaliyadda bariga Africa/ Soomaaliyeed.
📍 Cida Loo Adeegayo:
Qoysaska ku nool Saint Cloud, Waite Park, Saint Joseph, Sauk Rapids, iyo degmooyinka Stearns, Sherburne, Benton.
🛒 Cuntooyinka La Bixiyo:
Bariis, baasto, digir, misir, khudaar, miro, iyo hilib ama digaag Xalaal ah.
📅 Wakhtiyada iyo Saacadah Qaybinta:
Arbacada 2aad iyo Arbacada 4aad ee bil kasta.
🕙 10:00 AM – 6:00 PM
📌 Goobaha Cuntada:
• Xafiiska: 30 25th Ave S, Saint Cloud, MN 56301
• Goobta Qaybinta: 2118 Veterans Dr N, Saint Cloud, MN 56303
📞 Laxiriir: 612-707-6173
🌐 Website: www.eastafricandream.org

East African Dream Inc. is an organization dedicated to empowering East African immigrants and refugees in central Minnesota, Saint Cloud. Our mission is to help individuals and families realize their American Dream by offering resources, opportunities, service and programs that foster self-reliance...

11/10/2025

( Daawo) 02- Waxaan ka shaqeeyay Dhismadda Dekadda Magaaladda Kismanyo iyo Ceelka Shidaalka Holhol.

Address

Saint Cloud, MN
56301

Telephone

+16122323866

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when St.Cloud Somali Community Radio posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to St.Cloud Somali Community Radio:

Share