Miisaan Miisaantv waa bar kuu soo gudbinaysa Warar Warbixino iyo Waraysiyo ku salaysan xaqiiqada https://www.youtube.com/

11/09/2025

Ganacsade miishaarta oo kamida dadka fara kutiriska ah ee waxku celiyey bulshadiisa ayaa degaanka doonyaha iyo kalmac kafuray xarumo caafimaad.

10/21/2025

Madaxweyne Cirro oo si weyn loogu soo dhaweeyay Ceerigaabo

10/21/2025

Suldaan Siciid Suldaan C/salaan Oo Sheegay Inuu Ka Shaqeynayo Nabada Ceerigaabo

10/21/2025

Suldaan Siciid Suldaanka Guud ee beelaha Harti oo lagu so dhaweyay Duleedka Ceerigaabo.

10/20/2025

Ceerigaabo oo nabad ah iyo musharax xildhibaan bashiir xaaji oo ka warbixiyey xaalada nabad gelyo ee magaalada.

10/19/2025

Wasiirka wasaarada waxbarashada somaliland oo ku hawlan horumarinta waxbarashada gobolka sanaag.

Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Barbaarinta Iyo Sayniska Soomaaliland  Ismail Yuusuf ...
10/19/2025

Wefti Balaadhan oo uu Hogaaminaayo Wasiirka Wasaarada Waxbarashada Barbaarinta Iyo Sayniska Soomaaliland Ismail Yuusuf Dualeh Cadhoome Aaya Sii Diiran Loogu Soo Dhoweeyey Deegaanka Ceeryaan Ee Konfurta Maagalada Ceerigaabo

‎Safarka Aaya Daranaa Dardar gelinta Nabada iyo Xadhig Ka Jarka Iskuulka Deegaanka Ceeryaan oo Xidhana 9 Sano Colaado Sameeyey Awgeed Kaasi oo Wasarada Waxbarshadu Dib Uu Habayn Iyo Dib Uu Fur Ku Samaysay.

Guddida qabanqaabadda gogosha nabadda ayaa ka hadashay xaalada iyo halka ay wax u marayaan. Waxaana faahfaahin ka bixiye...
10/11/2025

Guddida qabanqaabadda gogosha nabadda ayaa ka hadashay xaalada iyo halka ay wax u marayaan. Waxaana faahfaahin ka bixiyeen sida ay u wax ugu socdaaan, gaar ahaana dilkii xalay ka dhacay degmada Ceerigaabo.

Gudoomiyaha guddida iyo maamulka heer gobolka oo ku jiray xalinta arrintaas ayaa kulan dheer oo ay la yeesheen ehelada iyo odyaasha marxuumka ayaa ku soo dhamaaday is afgarad iyo Isfahan. Isla markaana la isla qaatay in la aaso marxuumka

Address

Saint Paul, MN
55104

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Miisaan posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share