Abdinasir mohamed

Abdinasir mohamed Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Abdinasir mohamed, Social Media Agency, Saint Paul, MN.

12/27/2025

Damiin fan udaa😂😂

Aston Villa ayaa 0 darbo ku sameysay qeybtii h**e ee ciyaartii ay la ciyaareen Chelsea, welina waxay ku guuleysteen inay...
12/27/2025

Aston Villa ayaa 0 darbo ku sameysay qeybtii h**e ee ciyaartii ay la ciyaareen Chelsea, welina waxay ku guuleysteen inay soo laabtaan si ay ciyaarta ugu guuleystaan.

Chelsea 1-2 Aston Villa | Ollie Watkins ayaa guul ku hoyaamiyay aston villa
12/27/2025

Chelsea 1-2 Aston Villa | Ollie Watkins ayaa guul ku hoyaamiyay aston villa

12/27/2025

Asad hagio Oo Ka Hadlay Dhalin yarada lala maamulo YouTube kooda iyo dhibka heysta

Manchester City ayaa guul ay gaartay Nottingham Forest ku soo xirtay 2025.
12/27/2025

Manchester City ayaa guul ay gaartay Nottingham Forest ku soo xirtay 2025.

12/27/2025

Burus boy⚽️

Trump oo Qac ka yeersiiyey Maamul goboleedka Somaliland.Madaxweynaha Maraykanka Donal J Trump ayaa sheegay inuusan walig...
12/27/2025

Trump oo Qac ka yeersiiyey Maamul goboleedka Somaliland.

Madaxweynaha Maraykanka Donal J Trump ayaa sheegay inuusan waligiis aqoonsan doonin Somaliland, Israa11L sabata ay u aqoonsatay anigu ma ogi mana aqoonsan doono ayuu hadalkiisa kusoo koobay.

Qac.

Kylian Mbappé ayaa ku sugan garoonka isagoo taageeraya Achraf Hakimi iyo Morocco kulankooda AFCON ee ay la ciyaarayaan M...
12/26/2025

Kylian Mbappé ayaa ku sugan garoonka isagoo taageeraya Achraf Hakimi iyo Morocco kulankooda AFCON ee ay la ciyaarayaan Mali 🤗🇲🇦

12/26/2025

Beentii ugu wayned aan maqlo 2025😂

Qaar kamid ah Dalalka aan Isra’il u aqoonsanayn Dal.Somalia, Jabbuuti, Algeria, Comoros, Ciraaq, Kuwait, Lubnaan, Liibiy...
12/26/2025

Qaar kamid ah Dalalka aan Isra’il u aqoonsanayn Dal.

Somalia, Jabbuuti, Algeria, Comoros, Ciraaq, Kuwait, Lubnaan, Liibiya, Muaritania, Oman, Qatar, Saudi Arabia, Syria, Tunusia, Yemen, Afgaanistaan, Bangladesh, Brunei, Indonesia, Iran, Malaysia, Maldives, Mali, Niger, Pakistan, Cuba, North Korea, Venezuela.

Haddaba ogow dalalkan Isra’iil uma aqoonsana dal jira.

isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Soomsliland Maxaa la gudboon Dowlada Soomalia.
12/26/2025

isr”iil ayaa ku dhawaaqday in ay aqoonsatay Soomsliland Maxaa la gudboon Dowlada Soomalia.

waa jimcihii ugu dambeeyay sanadka 2025ilaahayow ka dhig sannadka soo socda mid farxad no ahmid riyoyinkeena aan rumeyno...
12/26/2025

waa jimcihii ugu dambeeyay sanadka 2025

ilaahayow ka dhig sannadka soo socda mid farxad no ah
mid riyoyinkeena aan rumeyno;

Address

Saint Paul, MN

Telephone

+252618462621

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir mohamed posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share