Waamo news

Waamo news Waamo news ugu soo hagaag wanaag iyo is jacayl.

08/17/2025
Sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegtay aasaaskii jwxo guul iyo gobanimo
08/16/2025

Sanadguuradii 41aad ee kasoo wareegtay aasaaskii jwxo guul iyo gobanimo

07/23/2025

Maalintii taarikhdu ahayd 21/07/2025 waxaa magaalaa jigjiga lagu qashay gabadh yar oo lagu qiyaasay 11 jir gabadhaa waxaa lahelay madaxeeda kaliya oo lasoo dhagay meel wada ah. Jidhkeedii kale lama helin ilaa hada iyo cidii gabadha qalatayba.
Ilaahay amuuraha sahal.

Markabkii sharci darada ahaa ee Puntland soo qabatay.waxaynu ogayn in maalmo kahor Puntland kaqabatay markab ku soo gala...
07/22/2025

Markabkii sharci darada ahaa ee Puntland soo qabatay.waxaynu ogayn in maalmo kahor Puntland kaqabatay markab ku soo galay si sharcidaro ah , kaas oo siday hub sharci daro ah . Ilaa hada lama hayo cid si toos ah u sheegata lahaanshaha markabkaas. Laakiin xanta hoose waxaa soo raratay hubkaas xukuumada somaliya waxaana laga soo qaaday wadanka Turkey.
Suashu waxaa weeye maxay dowlada soomaaliya u inkirtay markabkaas?

07/22/2025

Dr saadiq sayid hadal xaqiiq ah ayuu ka hadlay laakiin dadka uu wax u sheegayo ma aha dad qiraaya wanaaga .

OGAYSIIS: dhamaan Jaaliyadaha Somaliyed ee Uk 16 August -2025 waxaa magaalada London.lagu qaban doonaa xaflad loogu daba...
07/22/2025

OGAYSIIS: dhamaan Jaaliyadaha Somaliyed ee Uk 16 August -2025 waxaa magaalada London.lagu qaban doonaa xaflad loogu dabaal dagayo xuska sanad guurada 41-aad ee ka soo waeergatay Aas’aaskii Ururka ONLF.

Faahfaahinta goobta ay ka dhacayso iyo xiliga
Address, Rear of 68. The Green Southall UB2 4BG
Wakhtiga 6:00PM to 1AM.

Ogaden News Agency ONA

Cabdirashiid cali shoocaac waa halyay tooshka ku shida cida fidnada iyo dulmiga ka dhexwada Soomaali Galbeed. Qofku mark...
07/16/2025

Cabdirashiid cali shoocaac waa halyay tooshka ku shida cida fidnada iyo dulmiga ka dhexwada Soomaali Galbeed. Qofku markuu cadaalada iyo runta ka hadlo ee farta ku fiiqo kuwa cudurka xumaanta faafiya way dhibsanayaayn. Cabdirashiid waa Dulmidiidkii oo meel fadhiya.

06/03/2025

Waxaa Garoonka AdisAbaba laga helay Basaboor Maraykan ah oo ka lumay hooyo: Qali Sheikh Cabdi Ali, oo ku dhalatay Soomaliya.

Sii Share gareeya.

06/03/2025
inaa lilaahi waa ina ileyhi raajicuun ilahay ha u naxaristo walashen farxiyo Booslady oo ahayd Fanaanka Soomaaliyeed ee ...
01/08/2025

inaa lilaahi waa ina ileyhi raajicuun ilahay ha u naxaristo walashen farxiyo Booslady oo ahayd Fanaanka Soomaaliyeed ee dayax dalnurshe ilahay qalbiga ha kuu qabojiyo sxb qofkasta wu dhimanay

01/06/2025

54.7K likes, 73 comments. “Exfoliate those dark spots away”

Address

4014 49th Street
San Diego, CA
92105

Telephone

+16193813220

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Waamo news posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Waamo news:

Share

Jubbaland

ubaland (Somali: Jubbaland, Arabic: جوبالاند‎, Italian: Oltregiuba), the Juba Valley (Somali: Dooxada Jubba) or Azania (Somali: Asaaniya, Arabic: آزانيا‎), is an autonomous region in southern Somalia. Its eastern border lies 40–60 km east of the Jubba River, stretching from Gedo to the Indian Ocean, while its western side flanks the North Eastern Province in Kenya, which was carved out of Jubaland during the colonial period.[4]

Jubaland has a total area of 110,293 km2 (42,584 sq mi). As of 2005, it had a total population of 953,045 inhabitants.[5][6] The territory consists of the Gedo, Lower Juba and Middle Juba provinces. Its largest city is Kismayo, which is situated on the coast near the mouth of the Jubba River. Bardera, Afmadow, Bu'aale, Luuq , Garbahareey and Beled Haawo are the region's other principal cities.

During the Middle Ages, the influential Somali Ajuran Sultanate held sway over the territory, followed in turn by the Geledi Sultanate, and upon the dawn of colonialism, the Boqow dynasty. They were later incorporated into British East Africa. In 1925, Jubaland was ceded to Italy, forming a part of Italian Somaliland. On 1 July 1960, the region, along with the rest of Italian Somaliland and British Somaliland, became part of the independent Somali Republic.

Jubaland was later the site of numerous battles during the civil war. In late 2006, Islamist militants gained control of most of the region. To reclaim possession of the territory, a new autonomous administration dubbed Azania was announced in 2010 and formalized the following year. In 2013, the Juba Interim Administration was officially established and recognized. It's now one of the five autonomous administrations in Somalia.