Runta News

Runta News Runta News is a multimedia organization which was first found as print form in Nairobi 1995.

የእኛ የአነስተኛ ንግድ መመሪያ መጽሐፍ እንደ አነስተኛ ንግድ ባለቤትነትዎ እርስዎን ለመደገፍ፣ እንዲያድጉ እና እንዲበለጽጉ ለመርዳት ታስቦ የተዘጋጀ ነው።https://urldefense.proo...
08/31/2026

የእኛ የአነስተኛ ንግድ መመሪያ መጽሐፍ እንደ አነስተኛ ንግድ ባለቤትነትዎ እርስዎን ለመደገፍ፣ እንዲያድጉ እና እንዲበለጽጉ ለመርዳት ታስቦ የተዘጋጀ ነው።

https://urldefense.proofpoint.com/v2/url?u=https-3A__seattle.gov_economic-2Ddevelopment_start-2Da-2Dbusiness_small-2Dbusiness-2Dhandbook_am-23Am&d=DwMFAg&c=euGZstcaTDllvimEN8b7jXrwqOf-v5A_CdpgnVfiiMM&r=cl182ZoFFdJKTjoHIMa0KZ_aAxKXOPZ_x5VLYBFfSWw&m=HHXtjsaEh0M8ctlQvCRHzazV2lHb66pXMCgGqec8U9VflxfIaeQelQPcosqqW-J9&s=n516BlEafiw0S4oft89OJrHzycVZpYgeDbSYkXdJ-xU&e=

Buug-gacmeedkayaga Ganacsiga Yaryar waxaa loo diyaariyey inuu ku taageero adiga oo ah milkiile ganacsi yar, si uu kaaga ...
08/31/2026

Buug-gacmeedkayaga Ganacsiga Yaryar waxaa loo diyaariyey inuu ku taageero adiga oo ah milkiile ganacsi yar, si uu kaaga caawiyo kobcinta iyo guusha ganacsigaaga.

Buuggan wuxuu sharraxaa xeerarka iyo shuruudaha hawlgelinta ganacsi ee Seattle, iyo sidoo kale King County iyo Gobolka Washington.

Wuxuu soo bandhigayaa khayraadka la heli karo, haddii aad bilaabayso ganacsi cusub ama aad raadinayso siyaabo aad ku ballaariso.

https://urldefense.proofpoint.com/v2/url?u=https-3A__seattle.gov_economic-2Ddevelopment_start-2Da-2Dbusiness_small-2Dbusiness-2Dhandbook_so-23So&d=DwMFAg&c=euGZstcaTDllvimEN8b7jXrwqOf-v5A_CdpgnVfiiMM&r=cl182ZoFFdJKTjoHIMa0KZ_aAxKXOPZ_x5VLYBFfSWw&m=HHXtjsaEh0M8ctlQvCRHzazV2lHb66pXMCgGqec8U9VflxfIaeQelQPcosqqW-J9&s=RncoQ0LB7boFF7zU6L17-EMNCzEYZWKDVD89qnZ6C-Y&e=

FOR SMALL BUSINESS OWNERS: This handbook explains the rules and requirements for operating a business in Seattle, as wel...
08/31/2026

FOR SMALL BUSINESS OWNERS: This handbook explains the rules and requirements for operating a business in Seattle, as well as King County and Washington State.

It presents available resources, whether you're starting a new business or looking for ways to expand.

https://urldefense.proofpoint.com/v2/url?u=https-3A__seattle.gov_economic-2Ddevelopment_start-2Da-2Dbusiness_small-2Dbusiness-2Dhandbook&d=DwMFAg&c=euGZstcaTDllvimEN8b7jXrwqOf-v5A_CdpgnVfiiMM&r=cl182ZoFFdJKTjoHIMa0KZ_aAxKXOPZ_x5VLYBFfSWw&m=HHXtjsaEh0M8ctlQvCRHzazV2lHb66pXMCgGqec8U9VflxfIaeQelQPcosqqW-J9&s=-z2yF9ES44awz-mJ7zygrsYi3eI7ZOsILnOt2iPgoog&e=

Unusual Rain in Mecca al Mukarrama. Beydkii Ilaahey oo Hillaacu Maalin u Ekeysiiyey. Saacaddii Clock Tower oo Biriq soo ...
08/27/2026

Unusual Rain in Mecca al Mukarrama. Beydkii Ilaahey oo Hillaacu Maalin u Ekeysiiyey. Saacaddii Clock Tower oo Biriq soo Salaantay.

Soomaali dhib aysan iyagu isu geysan ma heysto.
08/24/2026

Soomaali dhib aysan iyagu isu geysan ma heysto.

http://www.kingcounty.gov/metro/more Laga bilaabo 29-ka Agoosto, King County Metro waxay ballaarinaysaa oo cusbooneysiin...
08/17/2026

http://www.kingcounty.gov/metro/more

Laga bilaabo 29-ka Agoosto, King County Metro waxay ballaarinaysaa oo cusbooneysiinaysaa adeegga basaska. Todobo waddo oo cusub oo basaska ah iyo kumanaan safarro bas oo dheeraad ah ayaa u imanaya bulshooyinka ku baahsan King County. Maxay tani kaaga dhigan tahay? Fursado badan oo aad ku xiriiri karto meelaha aad u baahan tahay inaad tagto iyo safarro fudud oo aad ku tagto 1 iyo 2 Lines ee ku yaal tareenka fudud ee Link.

Hiking made easy by King County's Trailhead Direct Pilot Program
08/11/2026

Hiking made easy by King County's Trailhead Direct Pilot Program

Trailhead Direct is provided by King County Metro, in partnership w...

Enjoy the parks during the summer
08/07/2026

Enjoy the parks during the summer

Enjoy the videos and music you love, upload original content, and share it all with friends, family, and the world on YouTube.

Ka Faa'iideysiga Barnaamijyada Waaxda King County Parks Xilliga Xagaaga
08/03/2026

Ka Faa'iideysiga Barnaamijyada Waaxda King County Parks Xilliga Xagaaga

Sawirka waxa ka muuqda bidix Sheikh Abdulkadir Jama, Abdullahi Idris Mohamed (dhexda) iyo Hassan Abati oo ku midoobay urur la yiraahdo Walk for Wellness oo

Address

Seattle, WA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Runta News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Runta News:

Shortcuts

Share