Mohmoud Kudun Hiima

Mohmoud Kudun Hiima Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Mohmoud Kudun Hiima, Media/News Company, 68571, Seattle, WA.

03/18/2024

Doorshada Galmudug ee fooda nagu soo heysa waa ninba wax la hulaban

03/12/2024

GUUSHU WAA DAD BADAN TAHAY,
GUUL DARADUNA WAA DAD YAR-TAHAY

Mar hadiii wax garad iyo caaqil laga guuray oo caami Iyo caale lagu talada loodhibay

Col in aan ladhicineyn caad nagama saar

Camaradii sanadkii tagay shabab laga caraabshay mantaba waatas cidlada ahoo shabab ku ciidayo

Caadiloow illahoow ciidamada malaaiktiiyo soo dir Cududo Awliyo

Sadex Gabi dhexdood beey ku taal guusha ay filiye Cidna Gaari meeysoo cidleey galala feeyaane

Anigoo dhanba mooyi saan ahayee dhabtii waxbaa igu soo daga oo dhararta markii lagaro dhulkaa ila hadlaya Galmudug dhiig...
01/29/2024

Anigoo dhanba mooyi saan ahayee dhabtii waxbaa igu soo daga oo dhararta markii lagaro dhulkaa ila hadlaya

Galmudug dhiiga raacday

01/21/2024

Waa wax aad looga xumaado bara kicinta
Labara kicinayo maatida

Dowladdu hadii ay dhulka gadaneyso dadka dagan Haka gado hana u sharciyeyso

Dowladdu hadii ay iyadu dhulka rabta dadka dagan ha Usameyso dib u Dajin

Dhinaca sharciga hadii laga fiiriyo amarka barakicinta Bur burinta dhul lagu tilmaamay in sharci daro lagu dhistay laguna dagana oo ay dowladdu lee dahay

Si loo ilaaliyo sharciga Waa waajib dastuuri ah in masuul kastaa uu ilaaliyo sharciga, lagana hortago wixii sharci daro ah.

Dowladdu wey iibin kartaa wixii dhul dowladeed ah loona arko dan qaran oo waliba ay ka iibin karto shirkad ama shaqsi Mar hadii shaqsi iyo shirkad laga iiibin karo waxaa haboon dadka dagan in laga iibiyo Waa in ay dowladdu Umartaa wadada saxda ah oo aysan maalin kasta hooyo masakiin ah lajiidin Lana barakin

Waa in sifuran loogu tartamaa haddii ayba dowladdu bixinayso ama iibineyso dhul hanti qaran ah

Dhulka Qaran iibintiisa waxaa qaban kara
Guddi qaran oo dowladda dhexe wakiil ka ah

Kuwaas oo ka kooban,Wasaaradda howlaha guud oo guddoomiye looga dhigayo guddiga,wsiirka maaliyadda oo xubin ka ah xeer ilaaliyaha guud ee qaranka oo xubin ka ah iyo xanti dhowrka guud oo xoghayn ka ah

Xildhibanada matala dadka ay seeftu dulsarantahay
Waxaa la gudboon in ay hortagan dadka ay matalan Dhageytaan cabashadoda

Lagama dhuuman karo masuuuliyad aad adigu dusha u ridatay oo aad tiri anaa kugu matalaya hadla oo la hadla dadka aad matashan iyo dowladaba

01/08/2024

Nin yaaa waxaa lax ka xaday nin ay daris ahayeen

Shiikh beey iskula tageen,ninkii laxday xaday yaa marqati keensaday in uu laxda lee yahay

Ninkii marqatiga loo keensaday ninkii tuuga ahaa Ayuu U marqaati furay in uu laxday lee yahay

Ninkii laxda lahaa ayaa kii marqatiga beenta ah ku furay ku yiri

1 Alle ku og in aad marqati been ah igu furtay
2 Kii aad marqtiga beenta ah ufurtayna ku og
3 Ana ku ogi

Hadda wixiii Puntland ka dhacay waan wada ognahay

Waxaan hambalyo mugg & miisaan leh hawadda ummarinayaa Dr Ali Sa'id indhokorey & Drs Ayan Mohamed Kassim oo doortay inee...
02/04/2022

Waxaan hambalyo mugg & miisaan leh hawadda ummarinayaa Dr Ali Sa'id indhokorey & Drs Ayan Mohamed Kassim oo doortay ineey nolosha ku midobaan waxaan leeyahay iskuwaara.

Xildhibaan
Kudun Hiima
095.

10/04/2020
10/03/2020

Dhibane.com

Aqri aad ogaatid wax badan

09/26/2020

Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Kuwa Kenya ayaa ku dagalamayo kastamka degmada Balad-Xaawo iyo Mandheere u dhaxeyo halkaas oo ah xaduuda labada magaalo.

Address

68571
Seattle, WA
98168

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohmoud Kudun Hiima posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohmoud Kudun Hiima:

Share