VOA Somali

VOA Somali Bogga Laanta Af-Soomaaliga ee VOA. Washington, D.C.

10/07/2025

Qubanaha VOA waa Telefishan hawada soo gala 5 maalmood toddobaadkii saacadda Geeska Afrika markay tahay 5:30 pm galabnimo.

Afghanistan oo iska fogeysay weerarkii tareenka ee Pakistan
14/03/2025

Afghanistan oo iska fogeysay weerarkii tareenka ee Pakistan

Taalibaanka Afghanistan ayaa diiday eedeynta Pakistan ee ah in afduubkii Talaadadii ee tareen, dadna ay ku dhinteen uu ahaa mid qorsheysnaa lagana soo abaabulay dhulka Afghanistan. Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Afgaanistaan, bayaan ay shalay soo saartay, ayeey eedeynta Pakistan ku tilmaantay...

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaas...
14/03/2025

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda.

Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxaan ku eegeynaa doorka dumarka Somaliland iyo ka-qeybgalka ay ku leeyihiin siyaasadda. Barnaamijkan waxaa magaalada Hargeysa ku soo diyaariyey wariyaheena Khadar Maxamed Cakule.

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu d...
14/03/2025

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab.

War-saxaafadeed xalay ka soo baxay Hay’adda Nabad-sugidda Soomaaliya (NISA) ayaa lagu sheegay in duqeymo cirka ah lagu dilay ilaa 41 ka tirsan maleeshiyada Al-Shabaab. NISA waxay sheegtay in duqeymaha dhanka cirka ah ay ka dhaceen deegaannada Boos-Hareeri iyo Jambaluul, oo ka kala tirsan...

13/03/2025

Madaxda ururka SADC, oo ay leeyihiin dalalka Koonfur Afrika, ayaa maanta oo Khamiis ah ku dhawaaqay inay joojinayaan howl-gallada milateri ee ay ka wadaan Jamhuuriyadda Dimoqraadiga ah ee Congo (DRC), iyagoo bilaabaya inay si tartiib tartiib ah ciidamadooda ugala baxaan halkaas.

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when VOA Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to VOA Somali:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share