Said adam

Said adam Soo dhawada asxabay page ka like iyo follow fadlan thanks

11/07/2025

Garaad jamac wuxuu ka hadlay waa wax ay Somali isku nabbad galin lahayd haday sidaas isu ixtiraamaan guulayso Garaad

Waligay federal in dalku ahado waa kaso horjeday oo dawlad dhexe oo xoog leh ayan aamin sana lkn hada waxa XSM dalka ka ...
07/07/2025

Waligay federal in dalku ahado waa kaso horjeday oo dawlad dhexe oo xoog leh ayan aamin sana lkn hada waxa XSM dalka ka samaynayo markan arkay waxay igu qasbaysa inan tagero wixi melez zanawi noosoo dhoodhobay iyo mamul beled inta dalka ka gudbayo qabyalada iyo 4.5 ka

XSM 3 sano uu joogo wuxu ku guulaystay inuu dalka dib ugu celiyo 1991 taas oo uu balan qaaday marku tartanka dorashada k...
07/07/2025

XSM 3 sano uu joogo wuxu ku guulaystay inuu dalka dib ugu celiyo 1991 taas oo uu balan qaaday marku tartanka dorashada ku jiray qabyalad iyo EEX waa halki ugu saraysay, ciidanki qaranka waa bur buray, meel kasta dagaal beeled ayaa ka socda shabab dib isu hubayn ayay sameyen mantana malin ay ka xoog badan ma jirto goboladi nabada ahaa sida puntland iyo jubaland waa ku duulay kalsonidi adunka dibada waa halki ugu hosaysay waxay maraysa Ethiopia iyo masar inay isku keen qabsadan aniga sawir ila gal iyo aniga ila gal ayado aan danta dalkena laga hadlayn
XSM dalka waa in laga bad baadiyo

07/07/2025

Dawlad nimadi waxay maraysa in lagu duulo qoladi ka fikir duwanata villada XSM waxba lagu so gaari mayo

Warbahinta RTNTV oo soo xigatay cali yare ayaa sheegtay in XSM si xun ula dhaqmay sarkaal xil loo magacabay iyo besha uu...
07/07/2025

Warbahinta RTNTV oo soo xigatay cali yare ayaa sheegtay in XSM si xun ula dhaqmay sarkaal xil loo magacabay iyo besha uu ka dhashay

Madaxwayne ha Uganda oo shegay inuu markale u tagan tahay tartanka Madaxwayne hadaba waa sida madaxwayne XSM inala rabo ...
06/07/2025

Madaxwayne ha Uganda oo shegay inuu markale u tagan tahay tartanka Madaxwayne hadaba waa sida madaxwayne XSM inala rabo e ma tartan baa mise is dorarasho XSM wixisu waa copy paste Uganda iyo jabuti laga keenay

05/07/2025

Shekadan ayaa wa yahan aad u socota dad badan ayaa galay gabadhan waxay leedahay waa ka taajiray bal nagala taliya maxan yeelnaa

05/07/2025

Waa gabadhi kaliged kaso bad baaday doonti ki degtay badda u dhexaysa Algeria iyo Spain oo ka shekaysay qiso naxdin leh somaliya no tahrib

05/07/2025

Dawladi XSM waxan ogaa ayado dastuurki iyo barlaman kii afdubtay hadana waxay afdubtay mamul goboled yadi konfurta oo hal xisbi laga dhigay waxase yableh kuwa la baxay samata bixinta ee ayagu duqa wado u furay

05/07/2025

Sorry asxabta aan halkan ku wada soconay waayahan hawadan ka maqna isku soo labad wacan arimaha siyasada dalka hadan dib u bilabin inshallh

05/07/2025

Caawa magalada aan joogo jawiga waa sidaan

Qofkii dhibaato qabyalad been isku dir ka shaqeeya mar uun baa lasoo qaban Inkastoo kuwa kayska ku furay aysan khayr ka ...
04/07/2025

Qofkii dhibaato qabyalad been isku dir ka shaqeeya mar uun baa lasoo qaban Inkastoo kuwa kayska ku furay aysan khayr ka wadin balse qudhoda qabyalad ka tahay hadana in kabtan ayub loo maxkamadeyo falkas xun waa calaamad muujinaysa inusan dambiiluhu meelna ku baxsan doonin

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Said adam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Said adam:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share