Mohamed Salh

Mohamed Salh The most trusted journalist of fast, accurate, unbiased news in the Horn of Africa|
Top 100 Most Influential Somalis| Bringing Somalis to the world.

Bringing to the World. Twitter/Instagram: �

08/10/2025

Warbixin & Waraysi — Xulista Xildhibaannada Woqooyi-bari oo la soo afmeerey & xaaladihii u danbeeyey ee Laascaanood.

08/10/2025

“Dalka hooyo waa hodan ee aan shaqaysanno dhallinyaro.” — Kowsar oo Garoowe ka bilowday ganacsi socda.

SOMALILAND: “Ilaahay waa noo soo jawaabay, waxaan u diyaar-garownay citiraaf.”
08/10/2025

SOMALILAND: “Ilaahay waa noo soo jawaabay, waxaan u diyaar-garownay citiraaf.”

Muqdisho: Mas'uul loo magacaabay dhulalka caasimadda, xilli shacabku ka cabanayaan dowladda oo ka bannaysanaysa dhulka d...
08/10/2025

Muqdisho: Mas'uul loo magacaabay dhulalka caasimadda, xilli shacabku ka cabanayaan dowladda oo ka bannaysanaysa dhulka danta-guud.

LUGATOOR: “Puntland wax xidhiidh ah k**a dhexeeyo Somaliland….Sanaag-na ma jirto meel ka joogto SL; Sanaag waa khad-cas ...
08/10/2025

LUGATOOR: “Puntland wax xidhiidh ah k**a dhexeeyo Somaliland….Sanaag-na ma jirto meel ka joogto SL; Sanaag waa khad-cas & gobol aan cidna ka jari karin dowladooda Puntland.”

08/10/2025

Mucaaridka DFS oo gaalaa-baxaya Villa Somalia.

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madasha Mucaaridka Soomaaliya ayaa mar shanaad ballamay maalinta Arbacada ee todob...
08/10/2025

Muqdisho: Madaxweyne Xasan Shiikh iyo Madasha Mucaaridka Soomaaliya ayaa mar shanaad ballamay maalinta Arbacada ee todobaadkan; ka dib markii maanta ay isku-mari waayeen; Wax-ka-beddelka Dastuurka oo ay mucaaridku doonayaan in laga laabto, hase ahaatee DFS ayaa ku adkaysanaysa wax-ka-beddelka dastuurka oo u oggolaanaya doorashooyinka toos ah oo dalka oo dhan ka dhaca.

08/10/2025

QASA: Gargaarkii dadka Soomaaliyeed ee Puntland oo gaadhay marinka la go’doomiyey.

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey weerar xalay ka dhacay gudaha Laascaanood.
08/10/2025

Maamulka Woqooyi-bari Soomaaliya oo faahfaahin ka bixiyey weerar xalay ka dhacay gudaha Laascaanood.

VILLA SOMALIA.
08/10/2025

VILLA SOMALIA.

Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday diwaangelinta Guurka, Furriinka & Dhimashada guud ahaan Soomaalida...
08/10/2025

Dowladda Federaalka ayaa ku dhawaaqday in ay bilowday diwaangelinta Guurka, Furriinka & Dhimashada guud ahaan Soomaalida, sida ay sheegtey Wasaaradda Arrimaha-gudaha.

08/10/2025

Maxay muhiim u tahay in Danjire Jamaal Xasan hoggaamiyo Woqooyi-bari?

Address

11453 Ellerslie Road SW #107
Edmonton, AB
T6W1T3

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Mohamed Salh posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Mohamed Salh:

Share

Maxamed Saalax J.Diiriye-Journalist

Weriye Soomaaliyeed oo ku nool dalka hooyo;kuusoo gudbinaya wararka iyo sheekooyinka dadka Soomaaliyeed isla marka ay dhacayaan.

Somali journalist in his home country, delivering news and stories at the same time. I have more than four years’ experience in Television and Radio News channels as well as Online. Popular with viewers.Bringing #Somalis to the World.

Twitter and Instagram @MohamedSelh #