Kunya Barrow Tv

  • Home
  • Kunya Barrow Tv

Kunya Barrow Tv Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Kunya Barrow Tv, TV Channel, .

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!Ahmed Carìif, Umu Atiik, Beyle Axmed, Xasan Maxamed Qere, ...
22/07/2025

Shout out to my newest followers! Excited to have you onboard!

Ahmed Carìif, Umu Atiik, Beyle Axmed, Xasan Maxamed Qere, Rashka Maxamed, Hodan Muxumad Hodan, Maxamud Mataan, Maxamed Abdullahi, Abdulahi Aweis Haji Mac'ni, Cabdi Wali Cabdi, Macallin Baari Baazi, Haadi Abu Haadi, Siidi Sheeq, Kadiijo Qaali, Khadiijo Cabdiqadir, Qaasim Cabdi, Amineta Abduqadir Ahmed, Maxamed Siidii

21/07/2025

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo gaaray Magaalada Baraawe

Ff Mohamed Qadarinho

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee DGKGS Mudane Ahmed Cali Muuse iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada b...
21/07/2025

Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee DGKGS Mudane Ahmed Cali Muuse iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa maanta soo gaaray magaalada baraawe ee Caasimadda kgs

Waxaana Garoonka Diyaaradaha Degmada Baraawe Kusoo Dhaweeyay Maamulka Degmada Gudoomiyaha Maxkamada Degmada Baraawe Mukhtaar Aba Nuur Saraakiisha amniga Odayaasha dhaqanka Dhalinyarada haweenka Iyo Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada

Ujeedka safarka ugu yimid baraawe ayaa ah u kuurgalida Xaaladaha Garsoorka Degmada iyo kormeer Guud uu ku sameyn doono Degmada Baraawe



20/07/2025

Gudoomiyaha Degmada Afgooye ahna Duqa Magaalada Mudane Suldan Abdullahi Mohamed Osman Hiraabe ayaa Wasaarada Gargaarka iyo Maareenta Masiibooyinka Dowladda K/Galbeed uga mahadceliyay qalabka Digniimaha Fatahaada ee Maanta soo gaarsiisay Degmada.



 : DFS Ayaaa Ka Hadashay Xogta Markabka Iyadoo Sheegtay In Markabka Afduub Loo Geystay Puntland Ay Ka Shaleyn Doonto.Was...
19/07/2025

: DFS Ayaaa Ka Hadashay Xogta Markabka Iyadoo Sheegtay In Markabka Afduub Loo Geystay Puntland Ay Ka Shaleyn Doonto.

Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si adag u cambaaraysay afduub sharci darro ah oo lagu qaaday markab Turkiga laga leeyahay oo siday qalab ciidan oo loogu talagalay xarunta TURKSOM ee Muqdisho. Dowladda Federaalka waxay ku eedeysay Puntland inay ka dambeyso falkaas, waxayna uga digtay in haddii markabka aan si degdeg ah loo sii deyn oo loo oggolaan ujeedadiisa, Puntland ay la kulmi doonto cawaaqib siyaasadeed iyo sharciyeed gudaha iyo dibaddaba.

Dowladda Federaalka waxay markale xaqiijisay xiriirka adag ee ay la leedahay Turkiga iyo sida ay uga go’an tahay ilaalinta midnimada qaranka iyo dastuurka.

Kunya Barrow Tv

17/07/2025

Magaalada Baraawe ayaa lagu soo Gabagabeeyey tartan qur'aan akhris ah oo socday muddo 3 maalin

FfMohamed Qadarinho


14/07/2025

Xafladan oo aheyd mid lagu daahfuurayey Tartanka Qur'aanka kariimka ayaa qabtay Magaalada Baraawe

Ff Mohamed Qadarinho

Xafladan oo aheyd mid si heer sare loo soo agaasimay laguna  daahfurayey Tartanka Qur'aanka kariimka ayna ka soo Qeybgal...
14/07/2025

Xafladan oo aheyd mid si heer sare loo soo agaasimay laguna daahfurayey Tartanka Qur'aanka kariimka ayna ka soo Qeybgaleen Culimaa'udiin Waalidiin maclimiin iyo Qeybaha kala duwan Bulshada

in kabadan ku dhowaad 30. Ardey oo ku tartamaya xifdinta Qur'aanka kariimka ayaa ka qeybgalaya Tartankan madarasada Al Qur'aanu Dawca ayaa soo agaasimay Tartanka oo Socon Doono Muddo 3 maalin ah.

Waalidiinta iyo Maclimiinta ayaa boggaadiyey tartanka xifdinta qur'aanka kariimka Iyagoona Tartamayaasha u rajeeyey Guulo..



13/07/2025

Xafladan ay ku qalanjabayeen ku dhowaad 15.ardey oo isugu jirta Dhalinyaro iyo Haween ayaa maanta ka qalanjabiyey barashada xirfadaha tolista dharka

FfMohamed Qadarinho

12/07/2025

Barnaamijka tababarada Farsamada Gacanta ee Al Qur'aanu Dawca ee Degmada Baraawe ayaa 30.qof oo isugu jira Dhalinyaro iyo Haween ayaa looga faaideeyey barashada Farsamada Gacanta

ff Mohamed Qadarinho

In kabadan ku dhowaad 30.qof oo isugu jirta Dhalinyaro iyo Haween baranayey farsamda Gacanta Ayaa maanta Si Pratical ah ...
12/07/2025

In kabadan ku dhowaad 30.qof oo isugu jirta Dhalinyaro iyo Haween baranayey farsamda Gacanta Ayaa maanta Si Pratical ah u bilaabay Xeritaanka Qalabyada kala duwan ee Korontooyinka Sida Sameynta Mukeefyada Nalalka iyo Cilad bixintooda.

Furitaanka Barnaamijka Tabarada Farsamada gacanta Waxaa Goob joog ka ahaa Abdi qaadir sheekh maxamed oo ah Maalgeliyaha Barnaamijkan
Maclimiinta Barayey Ardeydan Farsamada gacanta Iyo Bulshada qeybaheeda kala duwan.

Ujeedka Barnaamijkan ayaa ah Hormarinta Xirfadaha Dhalinyarada Iyo Kor u qaadista Farsamada Gacanta



Address


Opening Hours

Monday 06:00 - 00:00
Tuesday 06:00 - 00:00
Wednesday 06:00 - 00:00
Thursday 06:00 - 00:00
Friday 06:00 - 00:00
Saturday 06:00 - 00:00
Sunday 06:00 - 00:00

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Kunya Barrow Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Kunya Barrow Tv:

Shortcuts

  • Address
  • Opening Hours
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share