Shaaciye TV

Shaaciye TV A TV media production company that is geared towards the New-American community in Central Ohio.

A TV media production company geared towards the New-American community in Central Ohio. The company provides excellent and thorough analysis and coverage of many issues and topics that impact the American community. Shaaciye TV broadcasts news, entertainment, sports, political affairs, and much more from a unique perspective. Furthermore, it provides these services in an unbiased objective way that ensures the content is reliable and truthful.

19/07/2025

Soomaaliya ayaa ka gaabsatay dhoolatus badeed oo ay qabanayeen dalal Geeska Afrika ka tirsan, kaddib markii lagu daray wadamo aan bad lahayn, sida uu sheegay Wasiirka Gaashaandhigga, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Fiqi).

19/07/2025

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray Shirka 34-aad ee Hay’adaha Sare ee Ciidamada Heeganka Afrika Bari (EASF), shirkan oo muhiim u ah horumarinta iskaashiga amniga gobolka iyo xoojinta awoodaha difaaca ee ciidamada dalalka xubnaha ka ah.

19/07/2025

Gen. Odawaa Yuusuf Raage ayaa yiri: "Qaranku waa dhiiggeenna iyo nafteena, waana sababta aan mar walba u taagan nahay difaaciisa."

19/07/2025

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sare u qaaday dagaalka ay kula jirto maalgelinta argagixisada, iyadoo si gaar ah diiradda u saaraysa burburinta dhaqaalaha kooxaha xagjirka ah.

19/07/2025

Fartaag: Lacagta shacabka laga qaado ee Al-Shabaab ma sii jiri doonto qorshe adag baa la dejiyay"

19/07/2025

Taliyaha Saldhigga Baydhabo: Shacabka ha la shaqeeyaan laamaha amniga si loo ciribtiro Al-Shabaab"

19/07/2025

Alle ha u naxariistee Prof. Jawaari: Qeyb kamid ah taariikhdiisa iyo kaalintii SYL ee xorriyadda Soomaaliya"

19/07/2025

Digniin adag oo ka timid Corneal Mahad Abdirahman: Askariga dalka ka maqan Asluub k**a tirsanaan karo!"

19/07/2025

Puntland oo gacanta kudhigtay markab hub Siday....See more

19/07/2025

Milkiile timajare oo laxeray iyo sababta kadambeysa.......See more

18/07/2025

Barnaamijka diiwaangelinta dadweynaha ee ka socda xaafadda A.D.C ee magaalada Baydhabo ayaa ah mid si wanaagsan u socda, iyadoo shacabka ay muujiyeen firfircooni iyo ka go'naansho ay kaga qeyb qaadanayaan geeddi-socodka doorashooyinka dalka.

18/07/2025

Wasiirka gashaandhiga dalka comoros ayaa maanta muqdisho soo, gaaray...See more

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shaaciye TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Shaaciye TV:

Shortcuts

  • Address
  • Alerts
  • Contact The Business
  • Claim ownership or report listing
  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share

FADLAN KU SOO BIIR FOLLOW & LIKE SAAR PAGE KAAN

Kala soco barnaamijyo kala duwan oo xiisa badan page Shaciyeshow media

Youtube shaaciyeoneshow https://www.youtube.com/channel/UCSSLABKBmuP4ZNOAl2SCphQ

Youtube Shaciyeone show https://www.youtube.com/channel/UCuz77lP22Pz1vAEC3uIMGfA?view_as=subscriber

Instagram @shaciyeshow_media https://www.instagram.com/shaciyeshow_media/