Puntland Rise

Puntland Rise Website-kani waa Website Warar ah oo aad ka heli karto wax alla waxii warar cusub

Maamul ka somalilnd Ee muuse biixi hogaamiyo Caruurtaan oo askarta ka dhigtay Waa lagu dacwayn karaa qaramada midoobay M...
07/20/2023

Maamul ka somalilnd Ee muuse biixi hogaamiyo Caruurtaan oo askarta ka dhigtay Waa lagu dacwayn karaa qaramada midoobay Maxkamada aduunka iyo beesha caalamka Ha loo gudbiyo Sawirada iyo vedio Caruurtan ay Ku jiraan hadii la qabtana halagu wareejiyo muuse bixi arintaan Xarig buu Ku mutaysan karaa maamul kiisana dhaqaalaha lagu caawiyo baa looga jari lahaa Arintaan caruurta ciidan ka Laga dhigayo Oo Dagaalka la galinayo.

Puntland Gen Jimcaaale Ma General Ciidamada Puntland ka tirsan baa oo hubka Uu wato iyo ciidanku Waa Puntland Mase Waa h...
07/20/2023

Puntland Gen Jimcaaale Ma General Ciidamada Puntland ka tirsan baa oo hubka Uu wato iyo ciidanku Waa Puntland Mase Waa hogaamiye beesha ciise maxamuud ka soo jeeda oo ciidanka Uu wato Waa ciise maxamuud kaliya hubka Uu watana beesha ayaa leh ?

Bal su aashaas Cidii Xog dhaba ka haysa hanala wadaagto Comments hanagula wadaagto saan U eegno meesha qaladku ka jiro.

Address

Waite Park, MN

Opening Hours

Monday 8am - 5pm
Tuesday 8am - 5pm
Wednesday 8am - 5pm
Thursday 8am - 5pm
Friday 8am - 5pm
Saturday 9am - 6pm
Sunday 10am - 6pm

Telephone

(612) 644-6020

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Puntland Rise posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share