Sagal Somali Media

Sagal Somali Media Sagal Somali Media is an independent media that operates in all areas where Somalis live.

04/19/2024

''Berri cid idiin imaaneysa malahan dar Alle ku daga"MW Qoor-Qoor oo soo fara galiyay Dad daganaa Xerada dab damiska oo la amray inay ka baxaaan

12/23/2023

Hoggaamiyaha SSC-Khaatumo oo hadda hadlay: "Ma jiri doono qof deegaannada SSC-Khaatumo ka soo jeeda oo ka qaybqaadan doona doorashooyinka loo madlanyahay ee Dawladda Puntland, sidoo kale ma jiri doonaan cid SSC-Khaatumo ku meteli doonta goleyaasha Maamulka Puntland."

09/16/2023

WAJAALE: Musiibo xoog badan baa ka dhacday, Ganacsigii magaaladan ee camirnaa ayaa khasaare xoog leh uu gaarsiiyey dabka wali socda, ee ay shacabka iyo dabdamisyadu ku howlan yihiin sidii loo damin lahaa.

09/15/2023

Degmada Galdogob ee G.Mudug waxaa maanta ka dhacday munaasibada dhaarinta iyo fariisinta golaha deegaanka, sido kalana waxaa isla fadhigaas lagu doortay Gudoomiye iyo Gudoomiye ku xigeen.

SAGAL Somali MEDIA

09/14/2023

WARKA FIIDNIMO

09/12/2023

WARKA FIIDNIMO

Isku aadka Tartanka kubadda Cagta Gobolada Puntaland oo la shaaciyay
08/12/2023

Isku aadka Tartanka kubadda Cagta Gobolada Puntaland oo la shaaciyay

08/12/2023

Guddoomiye Fayaal oo hadda warbaahinta la hadlay.

08/11/2023

"Khasaaraha halkaa ka yimaada cida masuuliyadeeda leh waa Abdirahman Cirro" Wasiir Kaahin.

08/11/2023

“ Hadda kadib amar ayay haystaan Booliska Somaliland” taliyaha Booliska Somaliland.

08/11/2023

Wararkii u dambeeyay Mudaharaadka ka socda magaalada Burco | Wariye Goobta ku sugan ayaa ka war bixinya.

Mudaharaad ayaa ka bilowday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Shacabka ayaa taayiro ku gubay waddooyinka.
08/11/2023

Mudaharaad ayaa ka bilowday magaalada Burco ee xarunta Gobolka Togdheer. Shacabka ayaa taayiro ku gubay waddooyinka.

08/07/2023

Xurmada dhiiga qofka Muslimka ah.

08/06/2023

1XBET IYO MAXKAMADAYNTA SARKAAL KU TURUFEEYAY QORYO CIIDAN IYO HANTI SHACAB.

08/02/2023

Orod yahankii bilada dahabka ah soomaaliya usoo hoyiyay

08/02/2023

"Dawlada wa in garab lagu siiyaa la dagaalanka al shabaab, iyadoon loo kala harayn" Abdirahaman abdishakuur.

08/02/2023

Khudbadii Madaxwayne siciid Abdullaahi Dani ee sanad guurada 25 ee kasoo wareegtay aasaaskii Puntland.

07/29/2023

Dagmada Galdogob ayaa ku guulaystay koobka dagmooyinka G.Mudug.

Address

Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sagal Somali Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sagal Somali Media:

Share