Qooneey Tv

Qooneey Tv Qooney TV waa tv aad kaheleyso warar iyo xaqiiqooyin kana soo warama Degmada qooney

03/24/2026

Raxmadi oo Qooneey district ka curatey allhamdulillah Allah into ziyaadiyo
Qooneey Tv

Dhaman umada Muslimka ah gaar ahaan Umada soomaaliyeed waxaan leenahay Ciid wanagsan, sanadkan kiisa kala hormarin iyo B...
03/20/2026

Dhaman umada Muslimka ah gaar ahaan Umada soomaaliyeed waxaan leenahay Ciid wanagsan, sanadkan kiisa kala hormarin iyo Baraaro Allah Nagu gaarsiyo

تقبل الله منا ومنكم
Qooneey Tv

Laftagareen Awoodiisa waxaa laga dhex dareemay Xakuumada dhexdeeda, Dibiga Madow nin Sahlan maahan 👀Qooneey Tv
03/19/2026

Laftagareen Awoodiisa waxaa laga dhex dareemay Xakuumada dhexdeeda, Dibiga Madow nin Sahlan maahan 👀

Qooneey Tv

Faaiido weyn ayaa ku jirta hadduu isku dayo inuu yiraahdo Baraawe ayaan doorasho ku qabanayaa labadaan qodob ayaana ugu ...
03/19/2026

Faaiido weyn ayaa ku jirta hadduu isku dayo inuu yiraahdo Baraawe ayaan doorasho ku qabanayaa labadaan qodob ayaana ugu nuxur badan.

[1] Wuxuu u laabtay doorasho dadban wuxuuna ka tanasulay beentii boovka ahaa (QOF IYO QAFAAL)

[2] Hotel Jazeera ayaa lagu dooranayaa madaxweynihii dalka hoggaamin lahaa 2026-2030.

Cali Yare Cali ayaa sidaas kuso qoray page kiisa sidee u aragtaa

Qooneey Tv

03/19/2026

Madaxweynaha Dowlada Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa kulan deg deg ah la qaatay Odayaasha Dhaqanka Koonfur Galbeed.

Qooneey Tv

03/19/2026

Laftagareen Vs Hassan Sheikh Mohamud

Waa la kala bixi donaa insha Allah

Qooneey Tv

03/19/2026

Taagtaagsadaanee

Follow soo dheh page ka Qooneey Tv

Waa Kuma Abdiaziz laftagareen?•Macalin School• Maareeye kuxigeenkii furdada Xamar• Wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulsha...
03/19/2026

Waa Kuma Abdiaziz laftagareen?
•Macalin School
• Maareeye kuxigeenkii furdada Xamar
• Wasiirkii shaqada iyo arrimaha bulshada

• Wasiirkii Dekedaha iyo gaadiidka Badda
• Wasiirkii xanaanada xoolaha
• Wasiir kuxigeen qorsheynta (iska casilay)

• Wasiiru dowle warfaafin, boostada & dalxiiska
• Wasiiru dowle wasaaradda kaluumeeysiga
• Wasiirka ganacsiga
• Wasiirka Tamarta iyo biyaha
• Xildhibaan 20 sannadood ah

• Madaxweynaha Koonfur Galbeed

Ninka khibraddaas leh oo intaas oo xilal dowlo oo heer federaal ah soo qabtay, oo ay u sii dheertahay qibrad jabhadeyn iyo duurgalnimo ayuu leeyahay.

Follow Qooneey Tv

Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan ayaa Qoraalkan Hoose Qoray.👇Deegaanno nabad ah, gaar ahaan degmada Baraawe, oo aan waki...
03/19/2026

Xildhibaan Maxamed Xasan Murjaan ayaa Qoraalkan Hoose Qoray.👇

Deegaanno nabad ah, gaar ahaan degmada Baraawe, oo aan wakiil uga ahay goleyaasha dowladda Federaalka in ciidamo lagu daadgureeyo si loo abuuro xasilooni-daro, isla markaana nolosha dadka abaartu haysato loogu daro dil iyo barakicin, waa arrin aan marnaba la aqbali karin. Mas’uuliyadda falalkaas waxaa qaadaya Madaxweynaha Jamhuuriyadda Hassan Sheikh Mohamed iyo Guddoomiye Aadan

Dadka deegaanka iyo maamulka Koonfur Galbeed marnaba gacmaha k**a laaban doonaan difaaca dadkooda iyo deegaanadooda. Duulaan kasta oo lagu soo qaado dhulkooda si adag ayay uga hortagi doonaan, iyagoo u taagan badbaadinta shacabka iyo ilaalinta nabadda. Dhiiggoodana way u hurayaan difaaca xaqooda iyo karaamadooda.

Qooneey Tv

03/19/2026

Abdiaziz Hassan Mohamed difaaciisa waa xirtay.

Follow soo dheh page keena Qooneey Tv

Address

Washington Street
Washington D.C., DC
NA

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Qooneey Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category