Baabile Tv

Baabile Tv BAABILE TV Waxaad Ka helikartaa wararka cusub ee dalka, Madadaalo,iyo Dhacdooyinka dunida iyo geeska Afrika

09/10/2026

Hal s***n gacantaada ugu raaxee saliga nabiga ❤محمــــدﷺ❤. ﷺ) waa 😍

Xasuusin: Caawa waa Jimco, fadlan ku saliya Nabigeenna Muxammad NNKH.
09/10/2026

Xasuusin: Caawa waa Jimco, fadlan ku saliya Nabigeenna Muxammad NNKH.

09/10/2026

😭 “Abti Ha I Dilin!” — Hadalladii Ugu Damqashada Badnaa ee Marxuum Axmed Shire Xuseen

09/09/2026

Madaxwayne mustaf wali anu ma arag umad sheeko xariiro ku xorowda.

Puntland ayaa tacsi tiiraanyo leh ka dirtay Shimbirta loo yaqaan Xuur-Cadda oo ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee gobolk...
09/07/2026

Puntland ayaa tacsi tiiraanyo leh ka dirtay Shimbirta loo yaqaan Xuur-Cadda oo ku geeriyootay deegaanka Dhuudo ee gobolka Karkaar Puntland.

Puntland ayaa xustay in Shimbirtu ahayd nooca guur guura oo ku dhalatay magaalada Szécsény ee dalka Hungary 🇭🇺 Summadda lagu suntayna ay ahayd (UK43), Shimbirta oo jartay Masaafo 5,180 km ayaa ugu danbeyn ku dhimatay deegaanka Dhuudo.

XASUUSIN:Hal s***n gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena Muxamed SCW.ﷺ❣️ The Prophet (ﷺ).Caawa waa Jimce.صلى الله علي...
09/03/2026

XASUUSIN:Hal s***n gacantaada ugu raaxee saliga xabiibkeena Muxamed SCW.ﷺ❣️ The Prophet (ﷺ).
Caawa waa Jimce.
صلى الله عليه وسلم
Scw scw scw scw scw scw scw scw

09/03/2026

Maroodiga baabili maxaad ka ogtahay ?

Warbixin Cusub.Idaacadda Wasema ee Itoobiya fadhigedu yahay ayaa ka hadashay Ciidamadii dhawaan Deeganka soo galay. Waxa...
09/02/2026

Warbixin Cusub.

Idaacadda Wasema ee Itoobiya fadhigedu yahay ayaa ka hadashay Ciidamadii dhawaan Deeganka soo galay. Waxay tirada ciidanka ku sheegen 230 qof. Waxay sheegen in ay la hadleen hoggaamin sare oo Deeganka Soomalida ah. Hoggaaminta ayaa idaacadda u sheegtay in ciidankan xuduudka soo gudbeen iyagoo aan wadan wax dhukuminti sharci ah oo lagu safro. Waxay kaloy sheegen in ciidamada xiligii baadhitanka ay sheegen in ay cabsi laga qabo AS ay usoo dhexmareen Deeganka, iyagoo doonayay in ay ka gudbaan sida ay maamulka ka soo xigatay idaacadu.

side kula tahay ?

Hamabalyo MeherMacallin Cabdinaasir, oo bare ka ah Dugsiga Sare ee Qoolaji, isla markaana dhawaan qaatay diinta Islaamka...
09/01/2026

Hamabalyo Meher

Macallin Cabdinaasir, oo bare ka ah Dugsiga Sare ee Qoolaji, isla markaana dhawaan qaatay diinta Islaamka, ayaa caawa magaalada Qoolaji gabar loogu mehriyey

Macallin Cabdinaasir ayaa loo mehriyey Marwo Ubax Cabdalla, iyadoo munaasabadda meherka ay ka qaybgaleen, macallimiin iyo bulshada qaybaheda kala duwan.

Waxaan hambalyo iyo bogaadin u diraynaa Macallin Cabdinaasir iyo Marwo Ubax Cabdalla.

Alle ha ka dhigo guurkooda mid barako, kheyr, jacayl iyo farxad waarta ku dhisan. Aamiin. 🤲💐❤️

Address

Washington D.C., DC
WARAAR

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Baabile Tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share

Category