aarka somaliland

aarka somaliland sports team sports sports 🙌 kala soco fellow inoo dhaha asxaabta sharafta leh

10/28/2023

Barcelona vs Real Madrid midkee wadataa se yaa badinaya

Diyaarada kaliya ee taarikhda ku kala gudubta 3 hours london to new York 1976 to 2003.....Ka waran hadii aad 5am raacdo ...
10/26/2023

Diyaarada kaliya ee taarikhda ku kala gudubta 3 hours london to new York 1976 to 2003.....

Ka waran hadii aad 5am raacdo 8am new York
U shaqo tagto 5pm to 8pm ka do noqoto....
London to new york🧐

Haduu alle nafta ku daayo 2024 maxaa ku qorsheysan ?Haduu ilaahay nafta ku daayo
10/26/2023

Haduu alle nafta ku daayo

2024 maxaa ku qorsheysan ?

Haduu ilaahay nafta ku daayo

Cabdullahi Sheekh oo 13 Sano Biilayey Gabar uusan Qabin ayaa Ugu Dambayn La aqal Galay Gabar Aad uquruxbadan ninkii sabr...
10/23/2023

Cabdullahi Sheekh oo 13 Sano Biilayey Gabar uusan Qabin ayaa Ugu Dambayn La aqal Galay Gabar Aad uquruxbadan ninkii sabraa sadkiisa hela AA maqli jiray.

Kamayro Wixii Kusoo Maray Hambalyada Waa Dhankiina sida caadiga ah nin waa kii
Soo jaba kufa ka kaca...
Gabadh haday halkaas ku jira lahayd way
Waalan lahayd saacadan lacagba lo ururin laha

Magaalada Muqdisho waxaa caawa la weysan yahay Bishii ama Xidigaha cirka laga arki jiray Iyadoo haatan Masaajida qaar sa...
10/20/2023

Magaalada Muqdisho waxaa caawa la weysan yahay Bishii ama Xidigaha cirka laga arki jiray

Iyadoo haatan Masaajida qaar salaad loo dareeray

Wuxuu rabaa dakad alaabta dalkiisa uga so dajisto dalkiisu dakan malaha wuxu riyo iyo Hami ugu jiraaa siduu dakad ama ba...
10/19/2023

Wuxuu rabaa dakad alaabta dalkiisa uga so dajisto dalkiisu dakan malaha wuxu riyo iyo Hami ugu jiraaa siduu dakad ama bad ugu heli

Lahaa dalkiisa 100 Milyan ah dekada u farta
Ku fiiqayo waa chine oo u hada u joogo khibrada dakada ama barashada dakada.
Hadaba halkee buu ka rabaa bad ama dakad madama Aany ethiopia bad lahayn aqriste
Dhamaan gobalada somaliland iyo somalia
Ee bada leh waa rajadiisa kowaad tiisa labaad
Waa jabuuti iyo Eritrea inkastoo iyagu dowlad
Awood badan leeyihin se inagu sidaynu siyaasiyinteena calooshood ushaqaystayasha
Ah uga joojin lahayn inaany iibin bada aynu leenahy....

10/18/2023

Gabadh aan 20 gaarin baa ku odhanaysa rag wa ragii h**e haday mabay so gaarin.

Ugaaska samaroon ugaas doodi iyo abey axmed iyo Dekeda saylacInaga waxba inagama galin reer saylac ma nihi
10/18/2023

Ugaaska samaroon ugaas doodi iyo abey axmed iyo Dekeda saylac

Inaga waxba inagama galin reer saylac ma nihi

10/18/2023

Aynu u wada ducayno wlaaleheen falastine alle ha jabiyo yuhuuda

Haddii aan qabyaaladi jirin, waa in la aqbalo in Itoobiya maalgashato dekedda Saylac, maxay noo taraysaa weligeed waa ji...
10/16/2023

Haddii aan qabyaaladi jirin, waa in la aqbalo in Itoobiya maalgashato dekedda Saylac, maxay noo taraysaa weligeed waa jirtaye...."Xildhibaan Maxed Abiib.

Sidee u aragtaa hadalkan?

Victoria Beckham ayaa si adag uga hadashay gogol-dhaafka la sheegay in uu mar sameeyay seygeeda David, iyadoo ku tilmaan...
10/13/2023

Victoria Beckham ayaa si adag uga hadashay gogol-dhaafka la sheegay in uu mar sameeyay seygeeda David, iyadoo ku tilmaantay "xilligii ugu adkaa" ee guurkooda.

Lammaanaha ayaa h**e u beeniyay wararka sheegaya inuu naag kale xiriir la lahaa markii uu u cayaarayay kooxda Real Madrid sanadkii 2003.

"Waxay ahayd xilligii noogu adkaa sababtoo ah waxay noola muuqatay in dunidu ay naga soo horjeeddo,"ayay gabadhan ka mid ahaan jirtay kooxdii gabdhaha ee Spice Girls ku tiri dokumentari ay ka diyaarisay Netflix

Mohamed Elneny Ayaa Barihiisa Bulshada Saartay Calanka Falastiin🇵🇸.  Kadib Maxaa Dhacay ?Taageryaasha Arsenal ee yuhuuda...
10/13/2023

Mohamed Elneny Ayaa Barihiisa Bulshada Saartay Calanka Falastiin🇵🇸. Kadib Maxaa Dhacay ?

Taageryaasha Arsenal ee yuhuuda ah oo ka falcelinaya in Mohamed elneny saartay calanka falatstiin ayaa yidhi" Diinta midabka iyo dhaqanku waa waxyaabo asaasi u ah jiritaanka qofka bini aadamka ah

Mohamed el neny waa ciyaariyahan weyn oo laga jecelyahay Arsenal waana halyeey muslim oo Reer masar ah balse waa in uu ogsoonaado in calankan falastiin uu yahay isla calankii loo adeegsaday in lagu xasuuqo 1200 yuhuud ama isreali ah ,

Doorashada waqtigan uu doortay in uu calankaas saarto waxa ay isku dir iyo naceyb ku tahay bulshada yuhuuda oo aad u dhibsatay ficilkiisa kooxdana waxa aanu ka sugaynaa in ay talaabo ka qaadaan"

Calanka Ukrain Ama Israel Haduu Saaran lahaa legend Waaye Ay Dhihi Lahaayeen 😂😁

10/13/2023

Jimce wnaagsan akhyaarta aad ka mid tahay

Ninka oo lagu magacaabo Abwaan Nageeye Cali Khaliif ayaa la sheegayaa in uu ku biiray AS, Nageeye ayaa ka mid ahaa Bahda...
10/12/2023

Ninka oo lagu magacaabo Abwaan Nageeye Cali Khaliif ayaa la sheegayaa in uu ku biiray AS, Nageeye ayaa ka mid ahaa Bahda suugaanta iyo Macalin wax ka dhiga jaamacadda Ummadda soomaaliye.

Buug uu qoray ayaa waxaa ka mid ah nuqulo uu ku taageerayo AS.

Afar xaasle iyo jawigan ma u oogalaan lahaydXaajigaagu inuu afar gabdhood guursado
10/10/2023

Afar xaasle iyo jawigan ma u oogalaan lahayd
Xaajigaagu inuu afar gabdhood guursado

Waxaa la soo qabqabtay askari israiliyin ahTirada la soo qabtay ayaa fara badanAsxaabta Allah akbar so qoor aynubu ducay...
10/10/2023

Waxaa la soo qabqabtay askari israiliyin ah
Tirada la soo qabtay ayaa fara badan

Asxaabta Allah akbar so qoor aynubu ducayno
Walaaleheen musliminta ah taageero u muuji

Ciidamada Israel ayaa dhaxdooda dagaal kadhax qarxay kadib markii ay is khilaafen waxa Jira dhimasho iyo dhawac isu geys...
10/10/2023

Ciidamada Israel ayaa dhaxdooda dagaal kadhax qarxay kadib markii ay is khilaafen

waxa Jira dhimasho iyo dhawac isu geysten Allhu Akbar aynu u wada ducayno falastine

Igu sawir hadaad maqli jirtay waa tan....
10/10/2023

Igu sawir hadaad maqli jirtay waa tan....

Address

Washington D.C., DC

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when aarka somaliland posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to aarka somaliland:

Share

Category