Jubba media

Jubba media Jubba media waxaaad ka Heli dontaa dhacdooyinkii Ogu Danbeeyey!!
(1)

11/09/2025

SOOMAALIDU: wali dhab um heshiiin
mana u socoto, sidaas ula socda !!

11/09/2025

War Deg Deg ah | Mid kamid wariyaasha Jubba media
Oo wareysi la yeeshay Jaamac Shabeel oo maxaabiistii booqday isla markaana sheegay halkay u marayso wada hadalada lagu sii daynayo maxaabiista.

10/30/2025

Ciidanka RSF ee Suudaan ayaa soo bandhigay muuqaallo ay ku muujinayaan meydad badan oo waddooyinka .
Dowlada Sudan ayaa wadda Dadaalo dib loga xoreynaayo deeganada ay xasuuqa ka geysateen jabhada RSF oo Gacan saar xoogan la leh imaaradka Carabta

Jubba media  Warbixin: Ciidanka QRF ee Imaaraadku ka hirgeliyey PuntlandWararka laga helayo ilo kala duwan ayaa sheegaya...
10/30/2025

Jubba media
Warbixin: Ciidanka QRF ee Imaaraadku ka hirgeliyey Puntland

Wararka laga helayo ilo kala duwan ayaa sheegaya in Imaaraadka Carabta (UAE) uu Puntland ka hirgeliyey ciidan cusub oo la yiraahdo QRF (Quick Response Force), taas oo micnaheedu yahay “Ciidanka Jawaabta Degdegga ah.” Ciidankan ayaa la sheegay inuu qayb ka yahay dadaallada lagu xoojinayo ammaanka iyo la dagaallanka kooxaha argagixisada ee ka hawlgala gobolka Bari iyo deegaanada kale ee Puntland.

QRF - Quick Response Force
RSF- Rapid support force

"Garoowe waala tagayaa, laakiin nin balaayo ah ayaa joogo"Wasiir Fiqi
10/30/2025

"Garoowe waala tagayaa, laakiin nin balaayo ah ayaa joogo"Wasiir Fiqi

10/30/2025

Mid kamid ah wasiirada Putland ayaa ka tilmaamay shirka ka dhacaya Jabuuti in uu yahay DALXIIS wasiirka ayaa xusay in jabuutahay Dal aynu walaala nahay

10/30/2025

Walalayaaal Aynu caawino Wiilkan Dhalinyarada ah Jubba media waxay u taagan tahay Soo Gudbinta Arimahan

Waxa aad U awoodid lambarkiisa ugu dir ka hor inta aadan lacagta udirina laxariir mahadsanidiin
+252617051890

DegDeg- Warar Ay heshay warbaahinta Jubba media Madaxweynihii h**e ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusoo wa...
10/29/2025

DegDeg- Warar Ay heshay warbaahinta Jubba media Madaxweynihii h**e ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kusoo wajahan maalmahan magaalada Muqdisho.

Farmaajo waa markiisii Labaad ee uu caasimadda dalka dib ugu laabanayo kadib doorashadii lagaga adkaaday ee May 2022.

11/01/2024

Xildhaanka Ogu shacabiyadda baddan barlamaanka Jubbland
Xildhibaan Ali Mohamed
Beesha rer Garaad ayaa cod Dheer ku Taageertay Xildhaabka

04/09/2024

Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka oo deeq Sekaatul fidri ah u qeybisay qoysas danyar iyo naafo iskugu jira.

12/18/2023

Qaybtii 3aaad adana Qaybtii U Danbeeysay!!

Abdirahim Osman Hurre

12/11/2023

Qaybtii 2aad Oo Xiiso Gaar ah Xanbaasan

Abdirahim Osman Hurre

Address

Alba Street
Washington D.C., DC

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Jubba media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Jubba media:

Share