09/12/2026
UGAAS Abdkadir Gabayaa .
Inbadan xaq aan anaga lahayn waan ka tanaazulnay
Lkn sheeko cusub ayaaba imaatay oo xiligii dowlad laan xitaa aan jirin dowlada ayaaba si cad noo dulminayso shaar dowladeed ayaa nalagu dhacaa maalinkasta π