Somfast News

Somfast News this page was established for the people who are voiceless in everywhere

08/15/2025

Xurmadle Suldan Farxaan Maxamed oo kamid ah isimada dhaqanka ee degmooyinka Tuli guuleed, Biyada iyo Daarimi oo ku sugan xafladda mahadnaqqa dagmada Cusub ee

05/12/2025

Goordhow oo aan sii fogeeyn ayaan kala xaqiiqsaday farqiga Hawiyaha iyo Daaroodka u dhexeeya. Hawiyuhu haba lahaado cillado badan laakiin midkoodna kan kale been indho-adeyg ah ulama tagi karo hadduu uu ila tagana kii loola tagay ma aqbali karo oo waa reero runta ku wada nool.

Daaroodku dhaqan aan wax badan ka duwaneeyn dhaqanka Abaa Khaliifihii Muqdisho ee markii uu socda aad dhibka badan ka mudaneeyso inuu sii jeedo iyo inuu soojeedo ayay ku wada joogaan.

Wiilkaan wuxuu aaminsan yahay in haddii Khaatumo la aqoonsaday in macnaheedu yahay Hawiye USC ah oo Daarood duullaan dagaal ku soo qaaday.

Aan u soo laabto Axmed Cumar Jees:

1. Axmed Cumar Jeer iyo Abdullahi Yusuf soow labaduba ma aheyn labo nin oo Daarood wada ah oo kala hoggaaminayay labo jabhadood [SPM/SSDF] oo duullaan dagaal ku soo wada qaaday Maxamed Siyaad Barre oo isaguna nin Daarooda ahaa?

2. Muxuu midna u soo qaatay wiilku midna uga soo tagay?

3. Axmed Cumar Jees hadduu Daarood eed ka galay soow hadda dhul Daarood kuma noola isaga oo sharfan ?

4. Haddii dooddu tahay SPM dad Daarood ah ayay dishay soow SSDF iyaguba ma aheyn kuwii shacabka xoola-dhaqatada ah ee Mareexaan xasuuq wadareedka u geystay ee aan caruur, haween iyo culumo toona kala soocin?

5. Ma Mareexaankii la dilay 1991 iyo kii la dilay 1982 ayaa kala Daaroodsan oo Daaroodku wuxuu Daarood noqdaa markuu gacan Hawiye ku dhinto oo kali ah?

6. Haddii Daaroodnimo jirto maxaad Farmaajo kursiga uga tuurteen oo Xasan ugu hiilliseen?

7. Daaroodnimadu ma waxeey billaabatay MAY 2022 kadib?

8. Sidee ayaad Daaroodkii aad teendhada Afisyooni uga hiillisay 2022 aad maanta ugu qancineeysaa Xasankii aan u hiilliyay ayaa cadow Daarood ah soow adigu gacantaada kuma keenin?

9. Kaba dhig in Hawiye oo USC ah uu Khaatumo aqoonsi siiyay: Soow adiga oo Daarood ah aqoonsiga Khaatumo k**a maseeyrsanid oo sidii ayeeyo inaad maseyr u dhimasho cabsi lagaagama qabo?
Waxa sidaa qoray Cali Yare Cali

05/02/2025

MW Hassan Sheikh Mohamud wuxu ka baqayaa inaa markale lugta midig ka Jbiyo

After long journey Kelity prison     Comming Back!!
05/02/2025

After long journey Kelity prison Comming Back!!

ኢትዮጵያ ታምርት ንቅናቄ ኢንቨስትመንት እንዲስፋፋ ትልቅ ሚና እየተጫወተ ነው - አቶ አረጋ ከበደአዲስ አበባ፣ ሚያዝያ 22፣ 2017 (ኤፍ ኤም ሲ) ኢትዮጵያ ታምርት ንቅናቄ በአማራ ክልል የ...
04/30/2025

ኢትዮጵያ ታምርት ንቅናቄ ኢንቨስትመንት እንዲስፋፋ ትልቅ ሚና እየተጫወተ ነው - አቶ አረጋ ከበደ

አዲስ አበባ፣ ሚያዝያ 22፣ 2017 (ኤፍ ኤም ሲ) ኢትዮጵያ ታምርት ንቅናቄ በአማራ ክልል የኢንዱስትሪዎችን ምርትና ምርታማነት ከማሳደግ በተጨማሪ ኢንቨስትመንት እንዲስፋፋ ትልቅ ሚና እየተጫወተ እንደሚገኝ የክልሉ ርዕሰ መስተዳድር አረጋ ከበደ ገለጹ፡፡

ንቅናቄው ከዚህ ቀደም ለኢንዱስትሪ ምርታማነት እንቅፋት የሆኑ ችግሮች በመቅረፍ መንግስትና ባለሃብቱ በቅርበት እንዲሰሩ ምቹ እድል መፍጠሩን ገልጸዋል፡፡

በተጨማሪም ንቅናቄው የስራ እድል እንዲሰፋ እንዲሁም ሌሎች ለክልሉ እድገት አስተዋጽዖ የሚያደረጉ ውጤቶች እንዲመዘገቡ ማድረጉን አመላክተዋል።

በተያዘው በጀት ዓመት ብቻ የኢትዮጵያ ታምርት ንቅናቄን ተከትሎ የገቢ ምርትን በመተካት ረገድ 324 ሚሊየን ዶላር የሚያወጣ ተኪ ምርት ማምረት መቻሉን አንስተዋል፡፡

እንዲሁም 50 ሺህ 772 የሥራ ዕድል ለመፍጠር ታቅዶ ለ52 ሺህ 772 ዜጎች ሥራ ዕድል መፈጠሩን ተናግረዋል።

ለአምራቹ ዘርፍ የመሰረተ ልማት ጥያቄ የሆኑ የመብራት፣ የውሃና ሌሎች ጥያቄዎች በፍጥነት መልስ ለመስጠት ጥረት እየተደረገ እንደሆነም ገልጸዋል፡፡

ይህንንም ተከትሎ ምንም እንኳን በክልሉ አንዳንድ ቦታዎች ላይ የጸጥታ ችግር ቢኖርም የኢንቨስትመንት እንቅስቃሴው እየጨመረ ባለሃብቱ በካፒታል መጠኑ እንዲያድግ እያደረገ መሆኑን አስታውቀዋል፡፡

በአጠቃላይ የኢትየጵያ ታምርት ንቅናቄ ክልሉ በትክክል ያለውን ጸጋ እንዲያስተዋውቅ በማገዝ ውጤታማ እያደረገው ይገኛል ማለታቸውን የዘገበው ኢዜአ ነው።
FBC (Fana Broadcasting Corporate S.C.)

04/30/2025

Wellcome Somfast News

caawa dhiiqa lugaha kula jirtaa Hassan Sheikh MohamudMadaxwane Hassan Sheikh Mohamud iyo Xamse cabdi Barre waxay dalka k...
12/11/2024

caawa dhiiqa lugaha kula jirtaa Hassan Sheikh Mohamud

Madaxwane Hassan Sheikh Mohamud iyo Xamse cabdi Barre waxay dalka ku celiyeen 1991.
diyaarad ku soo qaad ciidankii qaranka oo meel bilaa jid ah ama gidaarkii baarliin oona lahayn meelo xataa laga baxsan karo ku daadi adna dalxiis iskaga bax waxa laga arki uun dawlada xasan;
Soomaali Ceebaysaye Raysalwasaare Xamse Abdi Barre is casil hadii aad rabto inaad soomaali dhexdeeda sumcad kusii yeelato hadii kale yeelkada

DEG DEG: Ciidanka Jubbaland ayaa dagaal culus hadda kulawareegay magaalada Raaskanbooni. Ciidanka Jubbaland Waxay gacanta kudhigeen garoonka diyaaradaha, bartamaha magaalada iyo buurta saldhiga u ahayd ciidanka dowlada federaalka. Waxaa jira warar sheegaya in ciidankii dowlada dhexe ee federaalka qaar kamid ah laqabtay, halka ciidan kale oo firxad ahna ay xadka Kenya u talaabeen.

12/11/2024

Like-ta iyo Follow-da hakala bakhaylin Somfast News

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Suuriya Maxamed Al Bashiir ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay, in uu billaabay dhaqaajinta h...
12/11/2024

Ra’iisul wasaaraha cusub ee Suuriya Maxamed Al Bashiir ayaa Talaadadi shalay ku dhawaaqay, in uu billaabay dhaqaajinta howlaha qaran ee dalka, kaddib marki uu taageero buuxda ka helay dhammaan kooxaha fallaagada ee xakunka ka tuuray madaxweynihi h**e Bashar Al-Asad.

Khudbad kooban oo laga baahiyay telefishanka, ayuu Al Bashiir ku sheegay in uu dowladda ku meel gaarka ah hoggaamin doono ilaa 1-da bisha March ee sannadka foodda nagu soo haya.

Ninkan ayaanan si wanaagsan looga aqoon guud ahaan Suuriya, balse ku soo caan baxay gobolka Idlib ee waqooyi-galbeed Suuriya, halkaas oo uu hogaamiyay maamul hoosaadka ay dhiseen kooxaha mucaaridka ee taageerada ka hela dowladda Turkiga.

Faah-faahinta 👇
SSomfast News

12/11/2024

Si aad ula socoto wararka taabo like/follow

Address

Minneapolis–Saint Paul Minneapolis–St. Paul–Bloomington-Eagan, MN–W
West Saint Paul, MN
54003 BELDENVILLE

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Somfast News posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share