Al Qasam

Al Qasam halkaan waxaad kaheleysaa muuqaalo iyo warar kuqanciyo AL QASAM TV like fallow

19/11/2023

Tiktok iyo Qac maxaa kala heysta daawo ilaa dhamaadka😂😂

Waan gariiray 🥺🥺🥺
30/10/2023

Waan gariiray 🥺🥺🥺

Maxamed Cabdi oo ShabeelleTv wareysatay ayaa sheegay inuu haayo Jaceyl waali ah kadib markii gabadhii uu muddo jeclaa uu...
30/10/2023

Maxamed Cabdi oo ShabeelleTv wareysatay ayaa sheegay inuu haayo Jaceyl waali ah kadib markii gabadhii uu muddo jeclaa uu walaalkeed u sheegay inuu nin kale siiyay oo mardhow la aroosi rabo .

“Waxaan ilaaheey ka baryaa inuu Faa’izo ii sahlo oo ninkaas uusan guursan. Waan jeclahay mana noolaan karo la’aanteed. Jaceyl aan ku waalan karo ayan u qabaa”

“Soomaaliyey ii soo duceeya in Faa’iso ninkaas aan lagu darin. Waa dareemi kartaa qof mudo gabar uu jeclaa nin kale lasiiyay oo uu guursan rabo”

“Maskaxdeeyda ma fadhiso. Fa’izo Please diid gurkaas oo aniga ii soo noqo. Maanta wax iga maqan malahan lkn jaceylkeeda ayaa iga maqan Al Qasam fallow like

"Lugaha ayuu u dhaqaa cunada ayuu u kariyaa waliba isaga oo Fadhigeeda ugu geeya cunada wuxuuna sheegay in uu aad u jece...
30/10/2023

"Lugaha ayuu u dhaqaa cunada ayuu u kariyaa waliba isaga oo Fadhigeeda ugu geeya cunada wuxuuna sheegay in uu aad u jecel yahay Marwadiisa .

Wiilkaan oo ku nool ku muqdisho ayaa dhalinta kula taliyey in ay isaga ku Daydaan Baarina u noqdaan xasaskooda' Al Qasam

Address

Neyrobi
Phan Thiet
0800

Telephone

+254797777886

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Al Qasam posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Al Qasam:

Share