Abdikafi Xiirey

  • Home
  • Abdikafi Xiirey

Abdikafi Xiirey Kusoo Dhawoow Page-kayga oo aad ka heli doonto warar xaqiiqo Ah- Abdikafi Xiirey.

Ninkan idin Muuqda Magaciisa Saxda ah waa Cumar Xirsi Farah Degaanka uu kasoo jeedo waa Baydhabo waxaa looga Yaqaaney [S...
15/02/2026

Ninkan idin Muuqda Magaciisa Saxda ah waa Cumar Xirsi Farah Degaanka uu kasoo jeedo waa Baydhabo waxaa looga Yaqaaney [SANDHEERE].

Haddaba Waa Kuma Sandheere?

Cumar Xirsi Farah [Sandheere] wuxuu kusoo barbaarey Magaladda Baydhabo laakiin wakhtigiisi ugu badnaa wuxuu kusoo qaatey Degaanka , Qabiil ahaan Sandheere waa Iska dhal ah.

Sandheere markii uu wax barashadda ka saaqidey waxaa soo ceyriyey ama soo deyriyey Waalidkiis, wuxuuna isla markiiba yimid degaanadda Puntland Gaar ahaan Gobolka Mudug ee Galkacyo, muddo ayuu ku shaqeysanayay Farsamadda gacanta balse wey usuurta gali weydey inuu lacag fiican ka helo Farsamadii Gacanta ee uu ka shaqeynayay,

Kadib wuxuu Raadiyey shaqooyin farabadan wuxuu xitaa iska diwaan galiyey Ciidamadda Puntland balse xiligaas wuxuu ku dhacey Tababarkii Ciidamadda Madaama uu Jug Madaxa ka qabay.

Muddo markii uu Joogey wuxuu shaqo ka heley Maherad lagu qurxiyo dumarka markaasna caan ka ahayd Galkacyo ee loo Yaqaaney .

6-sano markii uu halkaas ka shaqaynayay ayey is barteen Gabadhii lahayd Xarunta, waxaana dhex Marey Shukaansi Kadibna waa ay is guursadeen waxayna muddo kadib u qaadey Dalka Denmark 🇩🇰.

La soco Qeybta Labaad Ee Sheekadda Cumar Xirsi Farah [Sandheere].

18/01/2026

TAARIKH_HORE: Ciidanka Qaranka Soomaliyeed Gaar Ahaan Guutada Danab Pl, oo xoreyneysa Qeyb kamid ah Gobolka Mudug.

Kintir, Kondhob, iyo Gees-Dheere waagan aanu dalka xoreyney tubaakadda bay dhoofin jireen waxa hadda noo dhaaranaya waa iyaga, Cajiib.

Abdikafi Xiirey

 : Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed Gaar ahaan Qeybta Kumaandada sida gaarka u tababaran ee Danab Puntland, ayaa saacada...
18/01/2026

: Ciidanka Xooga dalka Soomaliyeed Gaar ahaan Qeybta Kumaandada sida gaarka u tababaran ee Danab Puntland, ayaa saacadaha soo socda la wareegi doonaa Kantarooladda Waqooyiga iyo Koonfurta ee Magaladda Garoowe.

Sidoo Kale howlgalkan waxaa hogaamin doona Saraakiisha Ciidanka oo ugu h**eeya Taliyaha Ciidanka howlgalinta.

Abdikafi Xiirey

16/01/2026

Bilaahi Caleyk inteysan Madaxda Qaranku aysan soo Degin Fadlan naga Rusheeya Garoonka.

WB cadow aan Dabeysha iyo boorka ahayn malahan.

Waxaan si weyn usoo dhaweynaa hadii aan nahay Guud ahaan Shacabka Kasoo Jeeda Gobolka Nugaal Go’aankii weynaa ee uu maan...
14/01/2026

Waxaan si weyn usoo dhaweynaa hadii aan nahay Guud ahaan Shacabka Kasoo Jeeda Gobolka Nugaal Go’aankii weynaa ee uu maanta ku dhawaaqey Madaxweynaha Maamulka Iskiis isku Maamula ee Gobolka Nugaal Madaxweyne Jimcaale Jama Takar in ay kasii Mid ahaan doonan Maamulka Waqooyi Bari, Inta ay Dowladda Puntland Ka xaroobeyso Gacmaha shisheeye oo ay ugu Horeyso Imaraadku.

Maamul Goboleedka Waqooyi Bari iyo Gobolka Nugaal Muhiim bay u tahay iney kawada hadlaan sidii ay u Midoobi Lahayeen Maadama Maamulka Waqooyi bari Muhiim u yahay inuu helo bad ay ka dhisaan Karaan Dekad, anaguna waxaa diyaar u nahay Inaan Waqooyi Bari ku wareejino Magaladda Eyl.

Abdikafi Xiirey.

Walaalaha Waqooyi Bari State Raali Galin buuxda baan siineynaa Hadaladda kasoo yeerey shakhsiyaadkii huwanaa Magaca Gobo...
18/12/2025

Walaalaha Waqooyi Bari State Raali Galin buuxda baan siineynaa Hadaladda kasoo yeerey shakhsiyaadkii huwanaa Magaca Gobolka Nugaal ee ku matalayay Shirarka lagu Duminayo Qaranka Somaliyeed.

Waa laga soo tagay xiligii Magacyadeena lagu aflagdeyn jirey dadka Walalaha aan nahay Waqooyi Bari State, qofkii Magaca Gobolka Nugaal ku dulmiya Degaan kale Waa la iska qabanayaa.

Guul Waqooyi Bari State.

23/09/2025

Janaraalku wuxuu ahaa Nin Raga oo Geerida iyo Nolasha Macaankeedaba yaqaan, Alle ha ku naxariisto Adeer Janadii ku lad.

Hero.

30/04/2025

Boqorka Umadda Soomaliyeed kusoo dhawoow Casimadda Puntland ee Garoowe.

Abdikafi Xiirey

 :-Dowladaha PUNTLAND iyo SOMALILAND ayaa kawada hadlaya sidii loo siideyn lahaa Sareeye Guuto Faysal Abdi Botaan oo in ...
29/04/2025

:-Dowladaha PUNTLAND iyo SOMALILAND ayaa kawada hadlaya sidii loo siideyn lahaa Sareeye Guuto Faysal Abdi Botaan oo in Muddo ah Gacanta Puntland ku jirey.

Labada Dowladood Somaliland iyo Puntland ayaa sidoo kale ka shaqeynaya sidii Shacabkooda Nabad kuwada wada Degnaan lahaayen Magalooyinka Xuduudaha ay ka wada leeyihiin iyo Sidoo kale Degaanada ay wada degan yihiin Shacabkooda, Xal waartana looga gaari lahaa khilaafadkii h**ey u dhacey.

Labadda Dowladood ee dariska ah ayaa kolkii h**e inteysan Colaaduhu dhicin kuwada deganaa Nabad iyo horumar.

Gobanimo.

Abdikafi Xiirey

Ninkaas Diinta Caaya Maxay Tahay Sababta uu u fadhiyo Madaxweynaha Gadaashisa?Waxay Taasi ka Turjameysaa in Deni Raali k...
26/04/2025

Ninkaas Diinta Caaya Maxay Tahay Sababta uu u fadhiyo Madaxweynaha Gadaashisa?

Waxay Taasi ka Turjameysaa in Deni Raali ka yahay in lacaayo Dhiiga wiilasha Soomaliyeed ee ku Dagaalamaya Koonfurta lana Dagaalamaya Cadowga Khawaarijta, Sidoo kale Madaxweynuhu wuxu ku faraxsan yahay in la caayo Qabiiladda Soomaliyeed, lana kala fogeeyo.

Haddaba Deni Isagoo Adeegsanaya Ninkaas Mujrimka ah ee gadaashisa fadhiya sidee buu Madaxweyne Soomaliyeed ku noqon Karaa, Xildhibaano Soomaliyeed oo dhana Cod uga Heli karaa.

Abdikafi Xiirey

25/04/2025

Gaalkacyo Masoo Dhawa.

Reer Mudug Kubadda Micnaheeda iyo Sababta loo ciyaaro waa in Guryahooda lagu soo baro inteysan ba Ciyaarin.

Abdikafi Xiirey

Ninka Dhiiga Wiil Soomaliyeed ku diganaya oo ku faraxsan in la laayo Ciidanka Qaranka Saw Aragagaxiso Ma ahan Shabaab Ah...
16/04/2025

Ninka Dhiiga Wiil Soomaliyeed ku diganaya oo ku faraxsan in la laayo Ciidanka Qaranka Saw Aragagaxiso Ma ahan Shabaab Ah.

Laamaha Amaanka ee Puntland Ninkan waa iney sharciga hor geeyan maadama uu ku faraxsan yahay Dhabar Jabka Ciidanka Qaranka Soomaliyeed.

Abdikafi Xiirey

Address


Telephone

+252907746590

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdikafi Xiirey posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share