Toosh tv

Toosh tv hanad

Xidhidhka ciyaraha fudud ee deeganka Ayaa shaaciyay tartanka ciyaraha fudud ee dagmooyinka horyalka
31/10/2025

Xidhidhka ciyaraha fudud ee deeganka Ayaa shaaciyay tartanka ciyaraha fudud ee dagmooyinka horyalka

24/10/2025

Soo dhaweentii loo sameeyay ciyartooyadii kala duwanaa ee ka socday Degaanka somalida
Ee kaqayb galayay tartanka Olympicada ee deeganada dalkoo dhan ee ka dhacaya Addis Ababa

Kuwani Waa Da’yarta Ciyaaraha Fudud (Orodyahanada) Deegaankeena oo mudo bil ah Magaalada Shabeeley ku tababaranaya iyago...
19/10/2025

Kuwani Waa Da’yarta Ciyaaraha Fudud (Orodyahanada) Deegaankeena oo mudo bil ah Magaalada Shabeeley ku tababaranaya iyagoo isku diyaarinaya Tartanno waaweyn oo soo socda,
Waxa bogaadin gaar ah mudan Maamulka Shabeeley oo uu ugu h**eeyo Gudoomiyaha shabeeley Yuusuf budliye oo Guryo iyo goobo tababar ugu deeqay Da’yartan
iyo gudoomiyaha Xidhiidhka Ciyaaraha Fudud mr Abdulqaadir oo Aad iskugu hawlay inay da’yartan mar uun kasoo muuqdaan tartammo Caalami ah

28/09/2025
21/09/2025

Bahda Ciyaaraha fudud ee Deegaanka oo degmada Shabeeley ka bilaabay Tababar ay ugu diyaar garoobayaan tartamo caalami ah

Furitaanka Jaamacadda RaasoMaamulka Raaso University  ayaa ku dhow dhammaystirka diyaar garowga xafladda furitaanka Jaam...
20/09/2025

Furitaanka Jaamacadda Raaso

Maamulka Raaso University ayaa ku dhow dhammaystirka diyaar garowga xafladda furitaanka Jaamacadda, taas oo noqon doonta tallaabo muhiim ah oo horumarineed oo ku saabsan waxbarashada sare ee gobolka.

Waxaa la dhammaystiray 12 dhisme oo jaamacadda ka mid ah, kuwaas oo suurtagelinaya in jaamacaddu si rasmi ah u bilowdo hawlaheeda waxbarasho iyo adeegyada kale ee la xiriira.

Xafladda furitaanka waxaa ka soo qeyb geli doona marti sharaf badan oo ka kala imaanaya gudaha dalka iyo daafaha caalamka, taas oo muujinaysa muhiimadda ay jaamacaddu leedahay iyo sida loo sugayo kaalinteeda waxbarasho.

Waxaa xusid mudan in 12-ka dhisme ee jaamacadda lagu dhammeeyey muddo ka yar hal sano, taas oo ka tarjumaysa dadaalka iyo go’aan-qaadashada Maamulka Jaamacada Raaso iyo shacabka Degmada.

15/09/2025

Fashilka dakhliga ee macashatulmacashka
Larabay in lagu dhaco
Ganacsatada Raaso

Ninkan in lamagacaabo k**a xumi   Lkn sababta loo geeyay Ayaa Ah   Waxay diideen kuwii h**e  in isaga la dhax    Marsado...
01/09/2025

Ninkan in lamagacaabo k**a xumi
Lkn sababta loo geeyay Ayaa Ah
Waxay diideen kuwii h**e in isaga la dhax
Marsado Hadalkaygaa waad Arki doontaan

Walee sun weeyaan  odaygan  muhiimadiisu waa  Inuu dagmada gaystaa  Qof uu ku shaqeesto   Lkn walee  inayna ku suuroobay...
01/09/2025

Walee sun weeyaan odaygan muhiimadiisu waa
Inuu dagmada gaystaa Qof uu ku shaqeesto
Lkn walee inayna ku suuroobaynin

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Toosh tv posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share