Cumar Bulshaawi

  • Home
  • Cumar Bulshaawi

Cumar Bulshaawi Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Cumar Bulshaawi, Gaming Video Creator, .

Dhacdo Naxdin iyo argagax leh: Degmada danood oo Ka Tirsan Dowlad degaanka somalida itoobiya Ilmo yar oo Afar jir ah aya...
11/05/2023

Dhacdo Naxdin iyo argagax leh: Degmada danood oo Ka Tirsan Dowlad degaanka somalida itoobiya Ilmo yar oo Afar jir ah ayaa Xiniyaha iyo Xubinta Taranka laga Jaray sidoo kale Caloosha ayaa Toorey lagaga Dhuftay oo laga soo ridey. Laakiin ilmuhu waa Noolyahay ( amarka Alle ) Qadarta Alle

Falkaas waxaa Sameeyey Nin Weyn, Ninka ayaa Markii la qabtay sheegay in Wiilka yar aabihiis uu isagoo yar haraanti ( laad ) kaga dhuftay Xiniyaha sidaasna uu ku waayay Raganimadiisii ( Himadiisii )
Ilmaha yar aargudasho ku sameeyo sidaas uga aargutay ilmaha yar Subxaanallah ilmaha ar ayaa Hadda Yaala Cisbitaalka Magaalada Wardheer 😭.. alle ha caafiyo ilmahaas yar

Kenya; Nin u dhashay Uganda oo isu-ekaysiiyay haweenay ayaa la qabtay. Shaqsigan ayaa ku qadhaaban jiray in uu gabadh ya...
02/11/2022

Kenya; Nin u dhashay Uganda oo isu-ekaysiiyay haweenay ayaa la qabtay. Shaqsigan ayaa ku qadhaaban jiray in uu gabadh yahay wuxuuna dhaqaale kaga cunay rag badan oo yimaada goobaha lagu caweeyo ee baararka ah.

30/10/2022

Alaha Naga Dulqaado Musiiboyinkan Marwalpo Sononoqda I😭😭😭 Alle haulabano Somalia Cidna uma maqna Ceelna Uma Qodna

Love ta Hala Dhaafin ❤️ Wadankena Hambalyo Somalia Champion Somalia oo Ku guulesatay Koobka CECAF ZONE 2022 Wa Marki Ugu...
15/10/2022

Love ta Hala Dhaafin ❤️ Wadankena Hambalyo Somalia Champion
Somalia oo Ku guulesatay Koobka CECAF ZONE 2022 Wa Marki Ugu Horesay Ku Guulestan

Hambalyada Waa Xagiina 🇸🇴🇸🇴🏆💪

BLACK DAY 14OCT 😭😭😭Maanto kle Waxey Ku beegan thy Malinti Uu Dhacay qaraxi Zoobe Oo lagu Xasuqay Dad masakiin ahaa Wa ma...
14/10/2022

BLACK DAY 14OCT 😭😭😭
Maanto kle Waxey Ku beegan thy Malinti Uu Dhacay qaraxi Zoobe Oo lagu Xasuqay Dad masakiin ahaa Wa malin aan ilaawi Doonin Dad bdn an jeclen ku weynay Plz an uwada Duceyno Dadki ku dhintay Halkaas🤲😭

Waa tartan udhaxeeya Gabdhahena quruxda badan ee somaliyed Cawa waxa inu Balansan lawadan gabdho Quruxda badanSucdi Ok S...
13/10/2022

Waa tartan udhaxeeya Gabdhahena quruxda badan ee somaliyed Cawa waxa inu Balansan lawadan gabdho Quruxda badan

Sucdi Ok Sucdi Like👍 ugu codey
Anisa Abdiqadir Love❤️ ugu Codey

F.G=Qofka codenayo Wa inu sharuudaha Buuxiya inu Page follow so dhaha
Tartanka Wuxu Socon Dona Mudo 24sac Laga bilaabo xiliga Postga An sodhigay

Guulestaha Waxan Sobandhigi Doona Malinta Xigta Xiligaan Oo kle 🙏

Burco: Maamo Somaliyed oo siIskeed ah ugu dabaaldagtay maalinta dhalashadeeda. 34 sano jir ayey noqotayHambalyo Usoqor H...
13/10/2022

Burco: Maamo Somaliyed oo si
Iskeed ah ugu dabaaldagtay maalinta dhalashadeeda. 34 sano jir ayey noqotay
Hambalyo Usoqor Hal fariin ureeb😂

Xulka qarankeena Soomaaliya ayaa u soo gudbay Final-ka Isreebreebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa. Plz sawirkan ...
12/10/2022

Xulka qarankeena Soomaaliya ayaa u soo gudbay Final-ka Isreebreebka 17-jirada bariga iyo bartamaha Africa. Plz sawirkan wuxu Kaamudan yhy Sii 👉🏻💕

Muxuu Idinka Mudan Yahay Macalinkii Xulkeena Alle Ka Sokoow Waqtigiisa Iyo Dadaalkiisa Galiyay 💯🥇❤️👍Macalin Nuur Amiiin ...
12/10/2022

Muxuu Idinka Mudan Yahay Macalinkii Xulkeena Alle Ka Sokoow Waqtigiisa Iyo Dadaalkiisa Galiyay 💯🥇❤️👍

Macalin Nuur Amiiin Waan Ku Taagersanahy Halyey Ayaadna Tahay .

23/09/2022

Cadayga Dabada ika jabi Funny video😂😂
Plz haika xasdin

Dalka China Gabar 21 Sano Jir ah ayaa Halmar Dhashay Sagaal Caruur ah , Aabihii Caruurta ayaa isaguna ilmada Ceshan waay...
18/09/2022

Dalka China Gabar 21 Sano Jir ah ayaa Halmar Dhashay Sagaal Caruur ah , Aabihii Caruurta ayaa isaguna ilmada Ceshan waayay.

Waa 7 Wiil iyo 2 Gabar Waxaa Kaloo Xusid Mudan in ay Mardhow is Guursadeen Lamaanahan
Markii ugu Horaysay ee ay uur qaado ayaa ilaahay Sagaal siiyey🥰.

Waa qoomiyad Ku Nool dalka Nigeria oo Wiil iyo Gabar qofkii Guurka Ka daaha Lageeyo Biyaha Wabiga Si Loo Biyo Cabsiiyo A...
14/09/2022

Waa qoomiyad Ku Nool dalka Nigeria oo Wiil iyo Gabar qofkii Guurka Ka daaha Lageeyo Biyaha Wabiga Si Loo Biyo Cabsiiyo Ama Loo quusiyo ilaa uu ka dhahayo Waa Guursanayaa.

Uwac Gabar ama wiil iskaabulo ah oo u baahan Wabiga In Lageeyo.👀👇😆

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Cumar Bulshaawi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Cumar Bulshaawi:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share