Etv Af- Soomaali

Etv Af- Soomaali Ethiopian Broadcasting Corporation is a 24 hour working public media. Etv Af- Soomaali is one of the
(3)

Ethiopian Broadcasting Corporation is a national media which disseminates its news and programs world wide via Television,Radio and Website.

18/09/2026

Shir-madaxeedka Hoggaamiyeyaasha BRICS ee 2026-ka iyo Safarka Diplomacy yadda sare ee Itoobiya | Kaqaybgalka firfircoon ee Itoobiya ee ku aadan inay Baaqa BRICS ee New Delhi 2026, ku dartay go'aano ilaalinaya danaheeda qaranka.

18/09/2026

Warka... 08/01/2019

17/09/2026

Marka Itoobiya ay dib uhesho marinta baddeeda oo ay ku wayday dulmi iyo qaab-sharci daro ah waxaa adkaanaya ilaalinta madxbanaanideeda iyo koritaankeeda dhaqaale ee xowliga kusocda oo noqonaya mid waara. su'aasha Itoobiya ay ku-dalbanayso inay dib oogu hesho marinkeda badda oo ay kuwayday dhacdo cadaalad dari ah ayaa waxaa ay muhiimad istragegy yadeed u leedahay gobolka gaar ahaan xaqiijinta amniga iyo nabadgalyada marin biyoodka badda cas.

17/09/2026

Booliska fadaraalka Itoobiya oo kaashanaya Booliska heer caalami ee Interpol ayaa gacanta kusoodhigay Eedaysane lagu eedeeyay inuu dalka ka baxsaday ka dib markii uu geystay fal khiyaano ah oo uu ku lunsaday lacag ka badan 46.4 milyan oo Birr.

17/09/2026

Itoobiya oo shirka 18 aad ee BRIC ku heshay taageero siyaasadeed oo ku aadan dadaallada ay oogu jirto ku-biiridda hay'adda ganacsiga aduunka ( WTO) iyo helidda marinka badda.

17/09/2026

"Waxaan cadaynaynaa in ONLF ay si buuxda uga soo horjeedo doorna aanay kulahayn isbahaysiyada iyo xoogaga shisheeye ee iskusoo abaabulaya waxyeelaynta wadanka" Mudane Cabdikariin Sheekh muuse, Gudoomiyaha Xisbiga ONLF.

17/09/2026

Warka... 07/01/2019

16/09/2026

"Xisbiga Waddaniga Xoreynta Ogaadeeniya (ONLF) ayaa si firfircood ooga qaybqaatay geeddi-socodka wadatashiga qaranka ee Itoobiya oo ahaa mid ay ka-sooobaxeen natiijooyin wax-ku-ool ah"- Mudane Cabdikariin sheekh Muuse, Gudoomiyaha Xisbiga ONLF.

16/09/2026

Warka... 06/01/2019

Address

Shegole, Addisu Gebeya, Addis Ababa, Ethiopia

ADDIS ABABA, ETHIOPIA

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Etv Af- Soomaali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Etv Af- Soomaali:

Shortcuts

Share