Duco waalid

Duco waalid asc axaab kuso dhowaada page cusub ee aan furnay waxan idin kula wadaagi donaa maclumaad xasaasi o a duco waalid

Haaland; "Waxaa aad ii cabsi galiyo markaan sariirta fuulo kahor inta aanan seexan inaan ka fakaro; Maxaa dhici karo mar...
02/10/2025

Haaland; "Waxaa aad ii cabsi galiyo markaan sariirta fuulo kahor inta aanan seexan inaan ka fakaro; Maxaa dhici karo markaan dhinto kadib? Ma waxaan gali doonaa Janada? Mise waxaan gali doonaa Naarta? Xageen aadi doonaa?".

Haaland xaqqa Allaah ha tuso inuu soo islaamo ayaana rajeynayaa. # duco waalid fadlan daawo like sar

22/09/2025

Ballon d'or waxa ku gulestay dembele 2025 ballan # football duco waalid

22/09/2025

Talo kusabsan Arimaha jaceylka! Podcast.

14/08/2025

Sacad bin Mucaad, Ilaahay haka raalli noqdee
waxa uu soo islaamay isagoo 30 jir ah, Wuxuu dhintay isagoo 36 jir ah ,6 sano oo kaliya ayuu islaamka ku jiray Carshiga alle ayaa Geeridiisu gilgishay waxaana janaasadiisa kasoo qayb galay 70,000 oo Malag oo aan horay usoo degin dhulka.

Wuxu dhintay isagoo lix iyo soddon jir ah markuu dhintay ayaa Jibriil u yimi Rasuulka (scw) oo uu ku yidhi: waa ayo addoonkan suubban ee dhintay? Waxaa u furmay albaabbadii jannada, waxaana gilgishay carshigii alle , markaas ayuu Rasuulka (scw) soo baxay markii loo sheegay qofka dhintay in uu sacad yahay ayuu soo degdegay nebiga (scw) Wuxuuna yiri : Waxaan ka baqayaa inay Malaa’igtu naga hor marto oo ay dhaqaan meydka sacad sidii ay xandala u dhaqeen oo kale Dabadeed waxay u qaadeen qabrigiisii, markii la geliyay qabrigiisii ​​ayaa Rasuulku SCW yiri: "ciriiriga qabriga hadii cidi ka badbaadi lahayd walaalkiin sacad ayaa ka badbaadi lahaa " .

Allahayow na waafaji iimaanka sida iimaankiisa iyo daacadnimadiisa oo kale

14/08/2025

I gained 26 followers in the past 90 days! Thank you all for your continued support. I could not have done it without you. 🙏🤗🎉

25/08/2024
25/08/2024

Wa hadal qiimo leh runti

24/08/2024

Cabitan u roon gaaska calosha

Address


Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Duco waalid posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share