gaarsiye shabeele tv

Appeler Itinéraire Contacter l'entreprise

gaarsiye shabeele tv waa TV U adeega Bulshada kana shaqeeya horumarinta dadka soomaaliyeed

10/04/2026

Degdeg: Dhacdo Naxdin leh oo ku dhacday ninkaan.. see more.

08/04/2026

Afarta kale ee isbaaro dhigtay ha isku dayin🤧
Dhac barer ah

Gaarsiye shabeele tv fadlan folowda ha naga ilaawin

08/04/2026

Guddoomiyaha deegaanka Janaale ayaa ugu baaqay dhammaan shacabka in ay si degdeg ah u soo doontaan kaararkooda coddeynta, isla markaana ay ka faa’iideystaan fursaddan muhiimka ah.

Waxa uu sidoo kale xusay in kaarka coddeyntu uu yahay xuquuq muwaadinimo oo muhiim ah, laguna go’aaminayo mustaqbalka hoggaanka dalka.

Dhamaan bulshada waxaa lagu wargelinayaa in ay yimaadaan goobaha loo asteeyay, kana fogaadaan dib u dhac si ay si habsami leh u qaataan kaararkooda.

07/04/2026

Madaxweynaha Puntland wuxuu ka dayriyay hanaanka federaalka ah iyo siyaasadda dawladda

06/04/2026

Ciidanka dowladda ee Gedo ayaa hanjabaad culus u diray ciidanka Madaxweyne Axmed Madoobe ee Man… more

06/04/2026

Baraaruga dhallinyarada iyo dhiiranaantooda. Ma la joogaa xiligii ay go'aamin lahaayeen mustaqbalkooda?

Gaarsiye shabeele tv fadlan folowda ha naga ilaawin

05/04/2026

Iran 🇮🇷 wexey bahaahineysaa burburka diyaaradaha mareeykanka iyo israel

Gaarsiye shabeele tv falowda ha naga ilawin

05/04/2026

Degdeg:Dhacdo Naxdin leh oo ku dhacday.. see more.

Adresse


Téléphone

+252611244089

Site Web

Notifications

Soyez le premier à savoir et laissez-nous vous envoyer un courriel lorsque gaarsiye shabeele tv publie des nouvelles et des promotions. Votre adresse e-mail ne sera pas utilisée à d'autres fins, et vous pouvez vous désabonner à tout moment.

Contacter L'entreprise

Envoyer un message Ă  gaarsiye shabeele tv:

Raccourcis

Partager