Som Tiktok Live

Som Tiktok Live Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Som Tiktok Live, Social Media Agency, Yayla mahallesi Şehit Mustafa ercıyez Caddesi, Ankara.

Naag ninkii uur u yeelay boqol nin xitaa haday u tagaan wey taqanaa . Gabadhaan idin muuqda sawirkeeda ayaa sidaasi dhah...
02/09/2026

Naag ninkii uur u yeelay boqol nin xitaa haday u tagaan wey taqanaa . Gabadhaan idin muuqda sawirkeeda ayaa sidaasi dhahday . Adaaba yabaye

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

02/09/2026
Maalin waxaa dhici doonto walashey hooyo dhashay inaan arooso waa ka naxay wllhi wiilkaan sawirkiisa idin muuqda ayaa si...
01/09/2026

Maalin waxaa dhici doonto walashey hooyo dhashay inaan arooso waa ka naxay wllhi wiilkaan sawirkiisa idin muuqda ayaa sidaasi dhahay .

Wuxuu kaloo sheegay aabihiisa inuu heysto lkn hoyadiisa inuu raadinaayo oo baadi goob ku jiro magaceedana uu ku sheegay ayaan. maskin hooyo la'aan waa xanuun aan u wada duceyno inuu alle dhibka ka saaro hooyana allah u sahlo maskin😭

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

118 aroos ayaan ku kulanay mana guursanooyo. Mudulood maa hablo la aan heyso. Ninakaan waaba funny wllhi wuu iga qoslisi...
01/09/2026

118 aroos ayaan ku kulanay mana guursanooyo. Mudulood maa hablo la aan heyso. Ninakaan waaba funny wllhi wuu iga qoslisiiyey🤣🤣

Hadaa rabtid Vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Yaryarka waqtigooda wuu dhamaaday . Waa weenka waqtigooda ayaa la gaaray garoomada baneeya . Waxaa sidaasi dhahay labada...
01/09/2026

Yaryarka waqtigooda wuu dhamaaday . Waa weenka waqtigooda ayaa la gaaray garoomada baneeya .

Waxaa sidaasi dhahay labadaan lamaane oo hada dhahaayo waan is guursanay. Guurka sidaan muu u fudud yahay. Waa aduun macaanka kasii dhamanaayo.

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Gabar waligey uma tagin . Hal gabaraa jirtay oo markasta iso weceysay nafta ayey ii kentay waxay i dhahday familkeyga ka...
01/09/2026

Gabar waligey uma tagin . Hal gabaraa jirtay oo markasta iso weceysay nafta ayey ii kentay waxay i dhahday familkeyga kaakuma ayey joogaan ani kaligey ayaa joogo ee ii imaw . Ana waa cabsaday labo rakacadood ayaan duktay maba u tagin block ayaan saray .

Sidaasi waxaa dhahay wiilkaan idin muuqda wajigiisa . Waana qiso yaab leh yarakaan qabsatay . Intaas kuma ekeenin wax kale oo tira badan ayuu sheegay yarka waa cajiib.

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Dadkaan idin muuqda waa xilibanada dalkeena . Oo ka mid ah madaxda dalka waxa ey hoos u dhigayaan sumacada dalkeena uu l...
01/09/2026

Dadkaan idin muuqda waa xilibanada dalkeena . Oo ka mid ah madaxda dalka waxa ey hoos u dhigayaan sumacada dalkeena uu lee yahay. Qaabka ey isu dagaalayaan hadaa aragtid adaaba yabaye waana dad waa weyn ma xishonayan miyaah subxnllh .

Dalkaan hada dhalin yaro badan baa uso baxeyso maanta haday arkaan madaxdii sidaan isu dagaalaayo weey ka niyad jabayaan imisa dhalin yaro maanta bada ku dhimaneyso allow dalkeena iyo dadkeena bad baadi 🤲

Qaabka ey isu dagaalayaan hadaa rabtid inaad aragtid qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Sida la isku wal waalaayo hadaa aragtid adaaba yabaye qoftaan sawirkeed kuu muuqda waaba qof waalan  saan filaayo subxnl...
01/09/2026

Sida la isku wal waalaayo hadaa aragtid adaaba yabaye qoftaan sawirkeed kuu muuqda waaba qof waalan saan filaayo subxnllh.

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Ilaahayow aadan ii sahal nolosheyda ayaa laga xun yahay waxaa sidaasi dhahay gabdhaan idin muuqda wajigeeda.Waa damqaday...
01/09/2026

Ilaahayow aadan ii sahal nolosheyda ayaa laga xun yahay waxaa sidaasi dhahay gabdhaan idin muuqda wajigeeda.

Waa damqaday gabadhaan vediogeda markaan arkay maskiin sida ey u ilmeyneyso😭

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Maleeley caadi ma ahan waaba legend bal hada fiiri qaabka uu labiska iskaga soo saxay xaliimo asiga u egna waa loo balmi...
01/09/2026

Maleeley caadi ma ahan waaba legend bal hada fiiri qaabka uu labiska iskaga soo saxay xaliimo asiga u egna waa loo balmiyey .

Waxaa cajiib ah hadalka uu shagaayo hada maqasho ani wax maka fahmin adi hadaa wax ka fahantay nala wadaag

Hadaa rabtid vedioga qeybta hoose ee comentiga ka daawo👇👇👇👇

Address

Yayla Mahallesi Şehit Mustafa Ercıyez Caddesi
Ankara
06620

Telephone

+905068269773

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Som Tiktok Live posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share