Abdinasir Musharaf

Abdinasir Musharaf وَتَوَكَّلْ عَلَى للَّهِ وَكَفَىٰ بِٱللَّهِ وَكِيلً

Horseed baay, mid kamid ah kooxaha ugu taageerada badan baydhabo ayaa maanta la dheeleysa deriskooda Fc H.wadaag
14/08/2025

Horseed baay, mid kamid ah kooxaha ugu taageerada badan baydhabo ayaa maanta la dheeleysa deriskooda Fc H.wadaag

Xidigle⭐️ Shiniyey
13/08/2025

Xidigle⭐️ Shiniyey

Machadka Cilmibaarista iyo Doodaha ee IRAD wuxuu kugu casuumayaa muxaadaro dadweyne oo ka dhici doonta Hotel Horyal ee m...
13/08/2025

Machadka Cilmibaarista iyo Doodaha ee IRAD wuxuu kugu casuumayaa muxaadaro dadweyne oo ka dhici doonta Hotel Horyal ee magaalada Baydhabo maalinta Jimcaha, 15-ka August 2025, saacadda 3:00 galabnimo – 6:00 fiidnimo.

Cinwaanka: Heyb Umadeed iyo Horumar Dhaqaale

Soo jeediye: Dr. Xasan Adam Hoosow
La-taliyaha Dhaqaalaha ee Madaxweynaha ahna Guddoomiyaha Golaha Dhaqaalaha Qaranka.

Waa kulan lagu falanqeyn doono xiriirka ka dhexeeya heybta umadeed iyo horumarinta dhaqaalaha, iyadoo si gaar ah loo eegi doono kaalinta bulshada Koonfureed ee horumarka qaranka.

Kusoo biir kulanka si aad noola wadaagto aragtidaada.

Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa Ustaad Abdirashiid Ali oo difaacay buugiisa qalin Jabinta Jaamacada, sxb waxaan kuugu h...
13/08/2025

Waxaan halkan ugu hambalyeynayaa Ustaad Abdirashiid Ali oo difaacay buugiisa qalin Jabinta Jaamacada, sxb waxaan kuugu hambalyeynayaa Maalintaada qiimaha badan iyo dadaalkii aad Kugaartey, Hambalyo cilmigaaga Allah kugu anfaco.

Maxaad ku xasuusataa, Mohamed Da’ud (Jaam Stam) xidigii ugu adkaa ee qadka dhexe ee soo marey garoomada Kubadda cagta go...
13/08/2025

Maxaad ku xasuusataa, Mohamed Da’ud (Jaam Stam) xidigii ugu adkaa ee qadka dhexe ee soo marey garoomada Kubadda cagta gobolka baay, makusoo gaartey inaad garoomada kudaawato xidigan.!

Baafin: Gabadhan oo magaceeda kusheegtey Amiira Abdi Shafiif ayaa lagu hayaa Xaafada Towfiiq ee Magaalada Baydhabo qof k...
12/08/2025

Baafin: Gabadhan oo magaceeda kusheegtey Amiira Abdi Shafiif ayaa lagu hayaa Xaafada Towfiiq ee Magaalada Baydhabo qof kii aqoonsada waxaa si naxriis leh looga codsanayaa inuu La xiriiro Tell: 0615767319 / 0615135654

Waxaan hambalyo leeyahay dhamaan difaacadayaasha buuga qalin-jabinta Jaamacadda Ganaany University ee Magaalada Baydhabo...
12/08/2025

Waxaan hambalyo leeyahay dhamaan difaacadayaasha buuga qalin-jabinta Jaamacadda Ganaany University ee Magaalada Baydhabo, waxaan si gaar ah ugu hambalyeynayaa sxbadey Abdi Nasir Hikam iyo Ustaad Bursaliid, oo kamid ah bahda warbaahinta, Hambalyo sxbyaal

11/08/2025

Degmada Awdiinle: Abwaan Nuurdiin ayaa kahadley Sababta! Sax ama Qalad?

Maamuus aad usareeya oo sagootin ah ayna qeyb ka ahaayeen Masuuliyiin,Walaalo,Saaxiibo iyo garab buuxa ayaa Baydhabo loo...
11/08/2025

Maamuus aad usareeya oo sagootin ah ayna qeyb ka ahaayeen Masuuliyiin,Walaalo,Saaxiibo iyo garab buuxa ayaa Baydhabo loogu sameeyey Agaasime Abdirashiid Isak Hasan oo Dalka dibadiisa waxbarasho uga socda.
Safar Salaama Walaalka, Guuleyso

Saadaali Kulanka Maanta. BCC vs H.Wadaag Tartanka Division One Paly-Off. BCC waa kulankeedii 2aad halkan H.Wadaag ay dhe...
11/08/2025

Saadaali Kulanka Maanta. BCC vs H.Wadaag
Tartanka Division One Paly-Off.
BCC waa kulankeedii 2aad halkan H.Wadaag ay dheeleyso kulankeedii 1aad.

Hambalyo Gaashanle Dhexe Feysal Beene taliye kuxigeenka Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.
11/08/2025

Hambalyo Gaashanle Dhexe Feysal Beene taliye kuxigeenka Taliska Qeybta 60aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.

Gaab Carab, oo Kulan soo dhaweyn ah Baydhabo loogu sameeyey.
10/08/2025

Gaab Carab, oo Kulan soo dhaweyn ah Baydhabo loogu sameeyey.

Address

Hounslow

Telephone

252615767550

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Abdinasir Musharaf posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share