05/03/2026
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun
Waxaan guud ahaan shacabka Soomaaliyeed, shacabka reer Waqooyi Bari iyo gaar ahaan ciidamada qalabka sida uga tacsiyeynayaa geerida ku timid AHU Gen. Maxamed Cali Abokor. Oo maanta ku geeriyooday magaalada garowe.
Geeridiisa waxaan si gaar ah uga tacsiyeynayaa qoyskiisa, qaraabada iyo ehelka, anniga oo Eebbe uga baryaya samir iyo iimaan inuu inaga wada siiyo, Isagana uu jannadiisa sareysa Ku abaal mariyo