OneChelsea Somali Fans

OneChelsea Somali Fans Halkani waa Page-ka Rasmiga ah ee taagerayaasha Chelsea ee Soomaliyeed, kala soco wararka Xoog Weynta
(249)

🚨BREAKING: Liam Delap ayaa maqnaan doonaa 6 ilaa 8 toddobaad oo kale kadib dhaawacii garabka ahaa oo ciyaartii Bournemou...
07/12/2025

🚨BREAKING: Liam Delap ayaa maqnaan doonaa 6 ilaa 8 toddobaad oo kale kadib dhaawacii garabka ahaa oo ciyaartii Bournemouth soo gaaray. []

🤣🤣🤣🤣
07/12/2025

🤣🤣🤣🤣

👀👇🏽
06/12/2025

👀👇🏽

FT : Bourn 0 che 0  Barbaro ayay kusoo dhamatay waxan u qalanay guuuldaro markii loo eego qaabka foosha xune kooxda usoo...
06/12/2025

FT : Bourn 0 che 0

Barbaro ayay kusoo dhamatay waxan u qalanay guuuldaro markii loo eego qaabka foosha xune kooxda usoo bandhigtay qaab ciyaared aad u liito filashada goal loo filan karo kooxda kale uba qalantay guul.
Sanchez ku fakanay cawo kaalinta afaraad aan ilaashano lee

aragtidada maxa kaaga baxay kulankan?

~Ayuup Nuux

HT :  Bour 0 -  Che 0Waxaa daawanay half time bandhig ahan eysan koxda xumeen lkn jaanis abuurka aad u yaryahay waan ark...
06/12/2025

HT : Bour 0 - Che 0

Waxaa daawanay half time bandhig ahan eysan koxda xumeen lkn jaanis abuurka aad u yaryahay waan arki doona qeebta dembe waxa dhaco.

aragtidaada qeebta h**e?

~ Ayuup Nuux

RASMI :  Tani waa Safka Rasmiga ah ee Kooxda Cawa Wajaheyso Bourn . macalinka ayaa sameeyey is badalo dhanka shaxda kula...
06/12/2025

RASMI : Tani waa Safka Rasmiga ah ee Kooxda Cawa Wajaheyso Bourn .

macalinka ayaa sameeyey is badalo dhanka shaxda kulankii leeds guuldaro kala kulmay

Daafacyada Fofana& Chalaboh, dhexda james &Enzo ,Asagoo weerarka u xushey Liam Delap

Garbaha, Neto& Garnacho halka uu dib ogusoo laabtay Palmer shaxda koobaad.

Sidee u aragtaa shaxda u macalinka soo xushey?!

~Ayuup Nuux

Heestan World Cup-ka yarka qaadayo oo dabaal degii Palmer isaga tuurtay intuu is ilaaway🥶😂
05/12/2025

Heestan World Cup-ka yarka qaadayo oo dabaal degii Palmer isaga tuurtay intuu is ilaaway🥶😂

Sawirka 1aad waa shaxdii kulankii Burnley:Sawirka 2aad wa shaxdii kulankii Leeds:Dhexda wa isaga mid. Weerarka Estevao i...
05/12/2025

Sawirka 1aad waa shaxdii kulankii Burnley:
Sawirka 2aad wa shaxdii kulankii Leeds:

Dhexda wa isaga mid. Weerarka Estevao iyo Neto ku kala duwanyihiin. Difaacana James iyo Badiashile ku kala duwanyihiin, ciyaartii Burnley James aya halfkii danbe la saaray waxaana lagu so badalay isla Badiashile, halka ciyaartii Leeds Badiashile halfki danbe lagu so badalay Gusto. Chelsea ciyaarta Burnley si raaxo ah ku badiyeen halka Leeds bandhig xumo iyo guul daro isku darsadeen.

95% wax wayn uma dhaxeeyo, hadana ciyaartas cid ka hadashay is badalada Maresca ma jirin balse kulankan uu ku qasbana maadama James iyo Caicedo maqanyihiin saaid ayaa looga hadlaya! iyado isla shaxdii Burnley tahay maxa sabab u ah?

Markii laga soo tago badala Maresca ciyaartoyda qaar mala is dhihi karaa bandhig 100% looga tashan karo kulan walba malahan markii (Caicedo, James, Cucurella, Enzo iyo Palmer laga tago) maxay adi kula tahay? Ma maresca 100% qaladka leh mise ciyaartoyda qaarkood ayaa qaldaya asaga oo maalinba bandhig tusayo oo meel loo raaco la aqoon?

——
Xirsi Apdi

Booqashadeydii Stamford Bridge
05/12/2025

Booqashadeydii Stamford Bridge

Waa mar aan qaab Virtual ah ku booqday Garoonka Kooxda aan taageraha weyn u ahay ee Chelsea. 🤣

Maresca oo ka hadlaya Lavia:🗣️ “ dhaawaciisa waa muruqa “🗣️ “ Ma ogin inta uu qaadanayo dhaawaciisa, ma ogin goorta uu s...
05/12/2025

Maresca oo ka hadlaya Lavia:

🗣️ “ dhaawaciisa waa muruqa “

🗣️ “ Ma ogin inta uu qaadanayo dhaawaciisa, ma ogin goorta uu soo laabanayo, ma ogin in uu waqti badan maqnaanayo ama in uu waqti dhaw soo laabanayo “

Maresca “ilaa hada waxaan ka qooma-maynaya in kulankii Leeds aanan Acheampong ciyaarsiin”Odayga qaladkiisa waa qirtay.
05/12/2025

Maresca “ilaa hada waxaan ka qooma-maynaya in kulankii Leeds aanan Acheampong ciyaarsiin”

Odayga qaladkiisa waa qirtay.

05/12/2025

Chelsea bulukeeti waaye Caicedo la’aan 👀👇🏽

Address

Mogadishu

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when OneChelsea Somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to OneChelsea Somali Fans:

Share