SBC Somali TV

SBC Somali TV SBC is a leading media group in Somalia, operating FM radio, TV, and digital platforms. Established in 2001, SBC was the first FM radio in Puntland.
(211)

It airs news and social programs. SBC Radio reaches millions via FM, satellite, and online. 📡 Warbaahinta SBC
SBC waa warbaahin madax-bannaan oo ka kooban Raadiye, Telefishin, Website, iyo Baraha Bulshada, waxaana si joogto ah loo baahiyaa wararka iyo macluumaadka gudaha & dibadda.

🌍 Xarumo ku leh guud ahaan Soomaaliya iyo daafaha caalamka.
📞 Xafiisyada gudaha: +252-907799628

🔗 Ku xidhnow warark

ayaga & barnaamijyadayada!

📡 SBC Media
SBC is an independent media network consisting of Radio, Television, Website, and Social Media, delivering news and information from Somalia and around the world.

🌍 We have offices across Somalia and internationally.
📞 Local Offices: +252-907799628

🔗 Stay connected with our latest news & programs!

"Puntland waa lagu soo duulay ee aan ka difaacno  " MW Deni
16/08/2025

"Puntland waa lagu soo duulay ee aan ka difaacno " MW Deni

"Puntland Gaajo iyo Fakhri toona mataalo " MW Deni
16/08/2025

"Puntland Gaajo iyo Fakhri toona mataalo " MW Deni

16/08/2025

Gudiga hormarinta Qardho oo kulan la yeeshay bulshada

BOOSAASO: Dhimasho iyo dhaawac culus oo ka dhashay shil Baabuur oo ka dhacay meel u dhow Kaantaroolka laga soo galo maga...
16/08/2025

BOOSAASO: Dhimasho iyo dhaawac culus oo ka dhashay shil Baabuur oo ka dhacay meel u dhow Kaantaroolka laga soo galo magaalada.

16/08/2025

"Xanuunka kansarka baa i haya ee Walalayaal i caawiya" Hooyo Farxiyo

16/08/2025

"Waxa jira dhaqdhaqaaq Aqoonsi raadis ah ee ilahay ha nala qabto " Gudoomiye Saleebaan

Sawiro|| Guddiga horumarinta degmada Qardho ayaa kulan la yeeshay bulshada Qardho
15/08/2025

Sawiro|| Guddiga horumarinta degmada Qardho ayaa kulan la yeeshay bulshada Qardho

"Aaway Xubnihii Madashii baaqyada colaad hurinta ah ka soo saarayay shalay isku dhacii yaraa ee la xalliyey" Wasiir Fiqi
15/08/2025

"Aaway Xubnihii Madashii baaqyada colaad hurinta ah ka soo saarayay shalay isku dhacii yaraa ee la xalliyey" Wasiir Fiqi

15/08/2025

Wareysi|| Xildhibaan h**e Cabdikariin Xuseen oo ka hadlay ,arimo kala duwan oo ka jira Puntland ,cabashada Mudug & dowlada Deni ''

15/08/2025

Burco: Sheekh Mukuli oo laga raali-geliyay Been-abuur laga sameeyay

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚  Guddiga Horumarinta Degmada Qardho wuxuu kulan la yeelanayaa Bu...
15/08/2025

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐮𝐦𝐚𝐫𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐃𝐞𝐠𝐦𝐚𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐝𝐡𝐨 𝐢𝐲𝐨 𝐁𝐮𝐥𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚
Guddiga Horumarinta Degmada Qardho wuxuu kulan la yeelanayaa Bulshada Magaalada Qardho.
𝐔𝐣𝐞𝐞𝐝𝐚𝐝𝐚 𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚
1- Wuxuu Guddigu soo bandhigayaa waxqabadkiisii tan iyo markii la asaasay.
2- Wuxuu Guddigu soo bandhigayaa dhaqaalihii soo galay, kharashaadkii uu bixiyey iyo lacagta uu hadda hayo.
3- Wuxuu Guddigu soo jeedinayaa qorshayaashiisa hortebinta leh.
Waxaan ugu baaqaynaa dhammaan Bulshadada qaybeheeda kala duwan inay nagala soo qaybgalaan kulankan muhiimka ah.
𝐆𝐨𝐨𝐛𝐭𝐚: Safaari Hotel
𝐓𝐚𝐚𝐫𝐢𝐢𝐤𝐡𝐝𝐚: 15/08/2025 (Habeenimada sabtidu soo gelayso)
𝐒𝐚𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚: 06:30 pm ( Bacdal Maqrib)
𝐊𝐚𝐬𝐨𝐨 𝐪𝐚𝐲𝐛𝐠𝐚𝐥 𝐰𝐚𝐜𝐚𝐧 𝐢𝐧𝐬𝐡𝐚 𝐚𝐥𝐥𝐚𝐡

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland, waxay sanadkii labaad oo xiriir ah qabanaysaa: Shirweyn...
15/08/2025

Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Khayraadka Badda Dawladda Puntland, waxay sanadkii labaad oo xiriir ah qabanaysaa: Shirweynaha 2aad ee Wax-soosaarka Kalluumaysiga iyo Maamul Baahinta Xeebaha, kaas oo sanadkan ka dhacaya magaalada Boosaaso ee gobolka Bari (19-22 August 2025.


Address

SBC Radio & TV, Jidka Airport-ka U Dhow Jabir Plaza
Bosaso
N/A

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when SBC Somali TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to SBC Somali TV:

Share

Our story

Somali broadcasting Corporation SBC is non Governmental media group (Radio, Television and Internet, SBC was established in June 2001 and its first FM Radio established in North Eastern Somalia region and also it was the first FM Radio.