Chelsea somali Fans

  • Home
  • Chelsea somali Fans

Chelsea somali Fans Home of Chelsea somali fans 🔵

Chelse somali fans waxaa ka heli doonta dhamaan wararka iyo Update waliba oo ku saabsan chelsea ✍️ kooxda haweenka.

Welcome to the Chelsea Somali Fans! Ku soo dhawoow Page ka ugu wayn ee tagerayasha Somaliyeed ee kooxda Chelsea. soo follow gareey si aad ula socoto wararka (News) iyo wax walboo ku saabsan Chelsea sida kooxda kowaad (first team) . (Chelsea Women) kooxda dayarta (Chelsea Academy) . mahadsanid

🚨 🗣️ Moisés Caicedo oo ka hadlaya Macalin Liam Rosenior: "Waxaan ugu muhiimsan kaliya macalinka marwalba naga rabo ayuu ...
12/01/2026

🚨 🗣️ Moisés Caicedo oo ka hadlaya Macalin Liam Rosenior:

"Waxaan ugu muhiimsan kaliya macalinka marwalba naga rabo ayuu ku sheegay anshaxeena inaan wanaajino iyo dadaal dhanka tababarka.
(Chelsea Football Club)

Chelsea ayaa sanadihii u dambeyay aad loogu eedaaya anshax xumo ciyaartoydaa maadaama ay hada yihiin kooxda ugu Casaanka badan (Red Card).

- Odawa Hersi

Labadaan wiil waa ceeyriin waxeey kaliya u baahan yahiin macalim si fiican u karkariyo wax badan laga filan karaa mustaq...
11/01/2026

Labadaan wiil waa ceeyriin waxeey kaliya u baahan yahiin macalim si fiican u karkariyo wax badan laga filan karaa mustaqbalka.

-Asad kimmich

Simon Hooper ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Carabo Cup Chelsea vs Arsenal. Halke Jarred Gillett oo fadhiyo dhanka VAR...
11/01/2026

Simon Hooper ayaa dhex dhexaadin doona kulanka Carabo Cup Chelsea vs Arsenal. Halke Jarred Gillett oo fadhiyo dhanka VAR.

🇧🇷 Estêvão wuxuu ka fiican yahay winger kasta oo Chelsea jooga, uma qalmo keedka wuxuu u qalmaa inuu kulan walba kusoo b...
11/01/2026

🇧🇷 Estêvão wuxuu ka fiican yahay winger kasta oo Chelsea jooga, uma qalmo keedka wuxuu u qalmaa inuu kulan walba kusoo bilowdo.

Estêvão Willian vs Charlton: 🤯💙

(24 minutes played)

26 Touches
3 Shots on target
15 Accurate passes (94%)
2 Dribbles completed
1 Key pass
1 Big chance created
1 Cross (100%)
3 Duels won
1 Recovery
1 Time fouled
1 Penalty won

🚨🔵 Liam Rosenior ayaa noqday tababarihii ugu h**eeyay ee Chelsea tan iyo Antonio Conte oo guulaysta kulankiisii ugu h**e...
11/01/2026

🚨🔵 Liam Rosenior ayaa noqday tababarihii ugu h**eeyay ee Chelsea tan iyo Antonio Conte oo guulaysta kulankiisii ugu h**eeyay.

- Antonio Conte vs West Ham (H) ✅
- Maurizio Sarri vs Man City ❌
- Frank Lampard vs Man Utd (A) ❌
- Thomas Tuchel vs Wolves (H) 🤝
- Graham Potter vs Salzburg (H) 🤝
- Mauicio Pochettino vs Liverpool (H) 🤝
- Enzo Maresca vs Man City (H) ❌
- Liam Rosenior Charlton (A) ✅

Liam Rosenior🗣️biloow fiican ayeey aheed inaan badino waxaa leenahay arbacada kulan yar.😆FG: Arbacada waxaa wada ciyaara...
10/01/2026

Liam Rosenior🗣️biloow fiican ayeey aheed inaan badino waxaa leenahay arbacada kulan yar.😆

FG: Arbacada waxaa wada ciyaaraayo Chelsea VS Arsenal.

FT: Charlton 1-5 Chelsea (Hato ⚽️ Tosin ⚽️ Guiu ⚽️ Neto ⚽️ Enzo ⚽️)Liam Rosenior oo guul ku bilawday Chelsea, Bandhiga k...
10/01/2026

FT: Charlton 1-5 Chelsea

(Hato ⚽️ Tosin ⚽️ Guiu ⚽️ Neto ⚽️ Enzo ⚽️)

Liam Rosenior oo guul ku bilawday Chelsea, Bandhiga kooxda aad ayuu u ficnaa waxaa muqata macalin cusub iney system ahaan aad ugu dhaw yahay maresca!

Waa kuma xidiga garoonka kulanka cawa?!

Taageerayasha Chelsea ayaa ku heesaayo F off Egbhali!”😆Xariifkaan waa midka kooxda ka socon la’dahay.
10/01/2026

Taageerayasha Chelsea ayaa ku heesaayo F off Egbhali!”😆

Xariifkaan waa midka kooxda ka socon la’dahay.

HT: Charlton 0-1 ChelseaJorrel Hato ayaa dhaliyey goolkiisa ugu h**eyey Chelsea iyo goolkii ugu h**eyey wayaha Liam Rose...
10/01/2026

HT: Charlton 0-1 Chelsea

Jorrel Hato ayaa dhaliyey goolkiisa ugu h**eyey Chelsea iyo goolkii ugu h**eyey wayaha Liam Rosenior ee Chelsea! Aragtitada qeybta h**e?!

🚨Shaxda rasmiga ah Chelsea vs Charlton!Macalin cusub waxuu ku so galay 4-2-3-1
10/01/2026

🚨Shaxda rasmiga ah Chelsea vs Charlton!

Macalin cusub waxuu ku so galay 4-2-3-1

Maxaa dhacay 1937 kulan u dhaxeyey labadan naadi, (Chelsea vs Charlton) garsooha ciyaarta ayaa joojiyey kulanka ceeryaam...
10/01/2026

Maxaa dhacay 1937 kulan u dhaxeyey labadan naadi, (Chelsea vs Charlton) garsooha ciyaarta ayaa joojiyey kulanka ceeryaamo badan awgeed balse goolhayaha Charlton Sam Bartram ayaa garoonka ku sii jiray 15 daqiiqo asiga u heystay ciyaarta iney socoto bale ilaalada garoonka ayaa u sheegay in kulankan la hakiyey 15 daqiiqo kahor!

Chelsea ayaa cawa la ciyaari doonto kooxda Charlton!

Come on blues! 💙Liam Losenior era ayaa caawa bilaaban doonto. Saadaashaada kulanka caawa?
10/01/2026

Come on blues! 💙

Liam Losenior era ayaa caawa bilaaban doonto.

Saadaashaada kulanka caawa?

Address


Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Chelsea somali Fans posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Chelsea somali Fans:

  • Want your business to be the top-listed Media Company?

Share

Our Story 🔵🔥.

Chelsea Somali Fans is official Chelsea FC fan page. We made featuring the latest News, Video, pictures, and Stats.

page-kan waa kan ugu weyn tagerayaasha somaliyeed ee chelsea tageero ee ku leyahiin barta Facebook insha allah waxaa idin la wadaagi donaa wax waliba oo kooxda ka cusub.