Ismail Nuurani official

Ismail Nuurani official ardaagan waxaad kaga bogan doontaa dhacdooyinka koonfur Afrika ka dhaca.

23/03/2026

Farqiga u dhexeeya Guusha iyo Fashilka waa hal go'aan! 🧠💡

23/02/2026

قال رسول الله ﷺ:
"إن الله وملائكته يصلون على المتسحرين"
Rasuulka ﷺ — Muhammad — wuxuu yiri:
“Ilaahay iyo malaa’igtiisuba waxay ku salliyaan (u duceeyaan) kuwa suxuurta cuna.”
— Waxaa soo weriyey Ahmad ibn Hanbal
— Waxaa lagu xusay kitaabka Musnad Ahmad.

゚viralシ

15/02/2026

Wararkii Ugu Dambeeyay ee Jaaliyadda

Maalin ka hor waxaa la helay meydka Allah ha u naxariistee Nuur Cali Nuur Cadde Oo biyaha fataahada qaadeen isaga iyo gaarigiisa Bakkida bartamaha bishii h**e

Gudoomiyaha Jaaliyadda Thohoyandou ayaa ino faah faahiyay xiliga ay dowladda so wareejin doonto meydka Nuur Cali Iyo qorshaha Jaaliyadda ee Aaska marxuumka

Saacada yar ayaa ka harsan in Lasoo gabagabeeyo aftidii dadweyne ee loo qaadayay wax ka badalka Nidaamka sharciyada dalk...
15/02/2026

Saacada yar ayaa ka harsan in Lasoo gabagabeeyo aftidii dadweyne ee loo qaadayay wax ka badalka Nidaamka sharciyada dalka oo ay ku jiraan sharciyada Qaxootiga iyo midka Magangelyo-doonka ah

Golaha Wasiirrada ee Xukumadda Koonfur Afrika ayaa bishii December 5 teeda 2025 ansixiyay Qabyo-qoraalka Warqadda Cad ee Dib-u-eegista lagu sameeyay ee ku saabsan Jinsiyadda, Socdaalka iyo Ilaalinta Qaxootiga, taasi oo ay usoo gudbisay Waaxda Arrimaha Gudaha Ee Home Affairs-ka.

Tani waxay ka dhigan tahay dib U habayntii ugu weyneyd ee siyaasada socdaalka muddo tobanaan sano ah soo jiitameeysay si wax looga qabto socdaalka, khiyaanada, amniga, iyo baahiyaha dhaqaale.

Dadweynaha ayaa horay loogu casuumay in ay ka qayb qaataan Aftida loo qaadayo isbadalka lagu sameeyay sharciga socdaalka taasi oo saacado kadib lasoo gabagabeyn doono

Hadaba wixii faah faahin ah ee kuso kordha la soco.

Address

Hofmeyr Street
Alexandra
2014

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ismail Nuurani official posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Shortcuts

Share