Ahmed Somali

Ahmed Somali Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Ahmed Somali, Digital creator, Braamfontein.

Waligaa ma  aragtay hal laba koor leh
30/07/2026

Waligaa ma aragtay hal laba koor leh

29/07/2026

Waqtiga adag ayaa ragga sameeyo, dhibaatooyinka South Africa oo si kooban lagugu soo gudbiyay.

Gabadhan yar ee reer Falastiin saaka waxay macsalaameysay aabaheed oo shahiid ah, Mahmoud Taroush, maadaama ay kaligeed ...
29/07/2026

Gabadhan yar ee reer Falastiin saaka waxay macsalaameysay aabaheed oo shahiid ah, Mahmoud Taroush, maadaama ay kaligeed tahay qofka kaliya ee ka badbaaday qoyskeeda.

Sannad ka hor, gurigooda ayaa la bartilmaameedsaday, iyadoo la dilay hooyadeed iyo walaalaheed, iyada iyo aabaheed oo keliya ayaana ka badbaaday.

Shalay, aabaheed ayaa sidoo kale la bartilmaameedsaday oo la dilay, iyadoo kaligeed ah ayaa ka nool qoyskeedii oo dhan.

Sagootintii ugu dambeysay, aad ayay u ooyaysaa xanuunka musiibada Ilaahay u qadaray, waana dhacdo aad u xanuun badan.

Ilaahay ha u naxariisto qoyskeeda, iyadana ha siiyo samir iyo iimaan kaamil ah. Iyo mustaqbal wngsn,

27/07/2026

Phakel’umthakathi oo ka mid ah Hoggaanka Ururka DiidanJogitaanka Ajaanibta ee Koonfur Afrika ee March and March ayaa bilaabay inuu booqdo Dukaamada Ajaanibta, isagoo ku amraya inay xireen 29 ka bishaan July 2026.

Dhawaan ayuu sheegay inay kacdoonkooda uu ka wareegay Dibadbax islamarkaana uu Ugudbay xiritaanka Dukaamada Ajaanibta.

Lama Ogo Tallaabada ay Dowladda Koonfur Africa qaadi doonto haddii ay dhacdo inay ku dhaqaaqaan Arrintaan islamarkaana ay ka dhabeeyaan.

Dhaqtar ayaa sawirkaan Facebook soo dhigay, wuxuuna ku soo qoray “Darawalka degdegayow waxaan jeclaan lahaa in aad nagu ...
22/07/2026

Dhaqtar ayaa sawirkaan Facebook soo dhigay, wuxuuna ku soo qoray “Darawalka degdegayow waxaan jeclaan lahaa in aad nagu soo booqato qeybta emergency-ga, si aan kuu tusno dhibka ka dhalan karo degdeggaada iyo shilalka halista ah ee aad gelin karto naftaada iyo bulshadaada.”

21/07/2026

Isaaqu miskiin weeye aan dhiig lahayn

17/07/2026

Markaan indhaha furo, adigaa muuqda,
Qalbiga farxaddiisa adigaa buuxsha.
Rajadayda oo dhan adigaa iftiin u ah,

11/07/2026

Iranian military 🪖

11/07/2026
01/07/2026

qabiilada somaliyeed soo koobay

Address

Braamfontein

Telephone

+252618975941

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ahmed Somali posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Ahmed Somali:

Shortcuts

Share