Hassan Abdullahi

Hassan  Abdullahi hadii so boqatay bogena wan kaga mahadcelineynaa
hadii ad adigana xushmad ino heyso bogena la wadag asxabtada mahadsanid

04/10/2023

Alla cuqubo waynaa oo ciqaabtaan waalidkeed u gaysteen gabadhaan da'da yar Culimadu haka waaniyaan Bulshada Soomaaliyeed.

03/10/2023

WAXAY DILEEN HOOYO IYO AABE KOOXDA KHAWARIJTA WAANA MIDA KEENTAY INAY XORIGA QATAAN XOG ARGAGAXLEH

02/10/2023

sidee isku badashay Nollosha Geesigii Qaran ee dayacnaa .

02/10/2023

Ciidamadii dhulkow dhiranayaa

01/10/2023

13 Ayuu Biil uso dirayay Naag Uu Nin kale qabay Jeceel been ah oo lala jilayay dartiis ayuu Bil kasta wuxuu uso diri jiray Dhamaan Musharka uu ka qaato Dukaan uu Koonfur Afrika kaga shaqeynayay si dhib ah Balse wey qiyaantay

30/09/2023

Ciidanka dowladda iyo Xawaadle oo ku dagaalamay Maxaas, Maxey tahay Habargidirta lasoo tarxiilayo? Murashax Ciise Riyoole Oo Garowe xirtay maanta? K/G News

30/09/2023

Subxanallah somaliyay arka 15sano nin Muslim ah aya san Ku qatay cimrigisa 😭😭

29/09/2023

"Habar Shiish dil Madaxweyne" Cali Jeyte

24/09/2023

Xaliimo see waa ?

19/09/2023

Aduunyo Dumarkiba sidan wax yelaa walee wa loo jabay😂😂

19/09/2023

Ciidanka macawisleeyda gobolka hiiraan gaar ahan kuwa dagmada jalalaqsi
Iyo maamulka dagmada jalalaqsi oo hogaaminayo Gudoomiyaha dagmada jalalaqsi nuur dhere oo cashar u dhigay kooxda qawaarijta dagaal mudo 5 maalin ah Ka socdo deeganka Cali fooldheere ee gobolka shabelada dhaxe

18/09/2023

Sh Umal Oo ka Jawaabaya Su'aal Ahayd, Ama yaa Noqon kara Oo Darajada Qaadanaya.

18/09/2023

Deg'deg khawaarijta ugus oo soo bandhigay khasaaraha ay gaarsiiyeen cadowkeega itoobiya weerarkii ay ku qaadeen rab-dhuure .ee g/bakool

Follow + like

17/09/2023

Farxiyo Soona” Walaashey Ayaa I Qiyaantay Muuqaal Xun Iga Duubtay Kadib…😭🫣

12/09/2023

Shalay mujaahidiintii shahiiday ayow kufaraxsanaay lkn asiga maanatay ayagii uu lasafnaay baaa bakhtiijiyay allhu Akbar 😨
Aduunyo waa shalay iyo maantay
Qof walba haku cibaadesto Qoladaan khawaarijtaa oo waxoow Awoodo af iyo adin hauga qeeb qaato

05/09/2023

Qaraxii maxaas ka dhacay manta

02/09/2023

Sidaana waa yaqanaa abgaal kwrn hee

Fariin ureeb

02/09/2023

Ruuxaan Hirshabeele ku dhax nooshahay yaa usoo aqriyay hadalkan

Address

Bredasdorp
7280

Telephone

+27783034427

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Hassan Abdullahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Hassan Abdullahi:

Share