Ayub abdulahi

Ayub abdulahi hadii soo booqatay profile pageka like garey please 😁

Raggu waxan dumar ka aheyn way isku ogol yahiin lkn dumarka waxba iskuma ogala cajiib
Car yaa beentaa waye i dhaho

Ethiopia Cidda ay ka Cabsataa waa BeeshaHawiye iyaga kaliyaa la dagaalama Qabiiladakale ee Somalidu sida Dir, Daarood iy...
08/08/2025

Ethiopia Cidda ay ka Cabsataa waa Beesha
Hawiye iyaga kaliyaa la dagaalama Qabiilada
kale ee Somalidu sida Dir, Daarood iyo
Raxawaynba way Ethiopia way u daba dhaqaan
Lkn Jareee Wayne iyo Cad cad reer Xamar iyagu
waa dhexdhexaad

Runta sheek team kee tahay aniga waxaa ahay ❤️
05/08/2025

Runta sheek team kee tahay aniga waxaa ahay ❤️

Mar kale ayay sigatay 🤣🤣🤣 fanaadada
05/08/2025

Mar kale ayay sigatay 🤣🤣🤣 fanaadada

24/06/2025

Ina Dalmar
Waa barta ugu xun ee Facebook wax yaabaha ceeb ku ah somalida lagu soo gudbiyo waxaana leh nin somali ah ceebaha dumarka aad u u jecel please report halaga gudbiyo

Sawirka Caawa iyo Caasimada Muqdisho degmada yaaqshiid❤️
21/06/2025

Sawirka Caawa iyo Caasimada Muqdisho degmada yaaqshiid❤️

Xuutiyiinta iyo shiicada maxay ku kala duwan yihiin?
20/06/2025

Xuutiyiinta iyo shiicada maxay ku kala duwan yihiin?

Ciyaal suuqa xoolaha waxey aqoonsigii kala noqdeen dowlada mareekanka🤣 anagaba waa is waali karnaa😅🤣
09/06/2025

Ciyaal suuqa xoolaha waxey aqoonsigii kala noqdeen dowlada mareekanka🤣 anagaba waa is waali karnaa😅🤣

Somalia 🇸🇴📷Nabad waarta ilaahay ha siiyo
29/05/2025

Somalia 🇸🇴📷
Nabad waarta ilaahay ha siiyo

15/05/2025

Sida ay qadar usoo dhawaysay madaxweynihii mareekanka
Reer aakhiraad oo kale ayaa loo soo dhaweeyay

11/05/2025

Waa Gabadh yar oo caqli badan, ilaahay amarkii.
Hadaanu nahay somalida xurta ah dhirtii waxaa siisanay khaad iyo daroogo

Gabadhan Soomaaliyeed ee loo yaqaan Geenyada Madow, kana mid ah YouTuberrada wax soo gudbiya, ayaa wareysi ay la yeelata...
10/05/2025

Gabadhan Soomaaliyeed ee loo yaqaan Geenyada Madow, kana mid ah YouTuberrada wax soo gudbiya, ayaa wareysi ay la yeelatay wariye cadaan ah lagu weydiiyay su’aal: “Boqolkiiba intee ayay Muslimiin yihiin dadka Soomaaliyeed?” Waxay ku jawaabtay: “Qiyaastii 90% ayaa Muslimiin ah.”

Su’aashu haddaba waa: Ma sax baa xogtaas? Dadka Soomaaliyeed ma Muslimiin 100% ah ma aha sida la aaminsanaa? Mise waxaa jira isbeddel muuqda oo dhinaca diinta ah?

Waa su’aal u baahan in bulshada la hor dhigo si cilmi iyo xaqiiqo ku saleysan. Adiguna maxaad ka aaminsan tahay arrintan?

Address

B1 NY108 BARCELONA GUGULETU
Cape Town Southern Suburbs
7756

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Ayub abdulahi posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share