karaama krn

karaama krn news somalia

Wazaarada deeganka shacabkan dhibaateysan wax ha uqabato meeshii bacaha lagu mashquuli lahaa
15/11/2024

Wazaarada deeganka shacabkan dhibaateysan wax ha uqabato meeshii bacaha lagu mashquuli lahaa

1748 likes, 124 comments. “Cabasho shacab iyo ciidanba ”

11/11/2024
07/11/2024

Alle weyn ninkii aamina awood leh

news somalia

24/09/2024
1446 RAIA AL-AWAAL
15/09/2024

1446 RAIA AL-AWAAL

Bismillahi

Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).

Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan.

Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah.

15/09/2024

1446 hijriya

15/09/2024

1446 hijriya

1446 Rabia al,awal maxabada suubanahena SCW Qalbiyadena allaha kuweyneyo
14/09/2024

1446 Rabia al,awal
maxabada suubanahena SCW Qalbiyadena allaha kuweyneyo

Farriinta Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ee Xuska dhalashada Nebi Muxamed (NNKH).

Bismillahi

Waxaan hambalyo iyo salaan diirran u dirayaa dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan Muslimiinta adduunka, maalinta sharafta leh ee dhalashada Nabigeena Muxamed (Naxariis iyo Nabadgelyo korkiisa ha ahaatee).

Maalintaan barakeysan waa fursad aan ku xasuusanno naxariista, jacaylka iyo caddaalada uu Nabigu u muujiyay Aadanaha. Waa in aan ku dayano wanaagga iyo dhaqanka suuban ee Nabiga, kuna dayano tilmaamihiisa qiimaha badan.

Waxaan Alle weydiisaneynaa in uu nagu karaameeyo Xuska Nabi Muxamed (NNKH) oo naga yeelo kuwa raaca sunnadiisa. Waxaan Ummadda soomaaliyeed ugu baaqayaa in ay ilaaliyaan midnimada, wadajirka iyo walaalnimada dhexdooda ah.

15/02/2023

١ن الله يرزق من يشاء بغير حساب

15/02/2023

SOMALIA CADAALAD AYAA DEEQDO

Address

54halt Road Elsies River
Cape Town
7490

Opening Hours

Monday 09:00 - 17:00
Tuesday 09:00 - 17:00
Wednesday 09:00 - 17:00
Thursday 09:00 - 17:00
Friday 09:00 - 17:00
Saturday 09:00 - 17:00
Sunday 09:00 - 17:00

Telephone

+27748019792

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when karaama krn posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to karaama krn:

Share