Shakaala-Goo Media

Shakaala-Goo Media Political analyse

Dr.prof.senoter cismaan maxamuud dufle oo ah hanti Qaranka soomaaliya leedahay ayaa si wanaagsan oo sinaan iyo kala jecl...
14/09/2023

Dr.prof.senoter cismaan maxamuud dufle oo ah hanti Qaranka soomaaliya leedahay ayaa si wanaagsan oo sinaan iyo kala jecleysi laheyn ummadiisa ugu adeegay halka qolooyin kale ay dano shaqsiyadeed ugu baxeen meel aysan waligood tagin,

Arrimahaas waxa ay kala noqonayaan Dan qaran iyo Dan qaasa oo aanan waadax aheyn,

Dr.prof . Senoter waad ku mahadsantahay shaqada aad u heyso ummadda soomaaliyeed oo aad gudeyso abaalkii ay horey kuu gashadeen,

Horay u soco waxa aad tahay shaqsi u shaqeeya shanta soomaaliyeed wax badana soo taray ,

Guul iyo gobanimo

10/11/2022

Hadal heyntu waa sharaf hadii aad tahay Qof horumaray

Taariikh baa qormaysa: Madaxweyne Hassan Sheikh, wuxuu talada la wareegay 15/May/2022. Maanta oo ah 15/10/2022 waxa Soom...
15/10/2022

Taariikh baa qormaysa: Madaxweyne Hassan Sheikh, wuxuu talada la wareegay 15/May/2022. Maanta oo ah 15/10/2022 waxa Soomaaliya qaaday koobkii u horreyeey Taariikhda.

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/...
12/10/2022

Madaxweynaha JFS Xasan Shiikh Maxamuud ayaa dib ugu magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidamada Qalabka Sida S/Guuto Liibaan Cali Yaroow,

War Dag Dag: Xulka qaranka Somaliya 17 jirada oo ka badiyay Uganda una gudbay FinalkaDareeen xoogan ayaa ka socda garoon...
12/10/2022

War Dag Dag: Xulka qaranka Somaliya 17 jirada oo ka badiyay Uganda una gudbay Finalka

Dareeen xoogan ayaa ka socda garoonka Addis Ababa. Somaliya Final ayey gaartay. Runtii Guul weyn ayaa soo hoyatay

Somalia Guuuuul. Finalka ayey wiilasheena joogaan ee fadlan Hambalyada iyo dhiiro galinta waa xagiina

11/10/2022

Ciidanka Xoogga dalka ayaa deegaanka Jiciboow ee Gobolka Hiiraan ku dilay Horjoogihii Argagixisada u qaabilsanaa waxa ay ugu yeeraan Xisbida oo ah maleeshiyaadka ku dhuumaaleysanayaan, deegaanka kadib howlgallo qorsheysan oo ciidanka halkaasi ay ka sameeyeen.

Horjoogaha la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray Dhagar qabe Rakhiib Maxamed Xasan, sida idaacadda Codka Ciidamada ay u xaqiijiyeen ilo la hubo.

Sidoo kale Ciidanka XDS oo kaashanaya dadka deegaanka ayaa howlgalkaan ku dilay ku dhawaad 20 Maleeshiyaad ah oo ka tirsan kooxda Argagixisada

 :- Guddoomiyihii degmada Qaryooleey Sayid Ci Jiido, ayaa dhawaan ku geeriyooday Qarax miino ah oo lala beegsaday.
11/10/2022

:- Guddoomiyihii degmada Qaryooleey Sayid Ci Jiido, ayaa dhawaan ku geeriyooday Qarax miino ah oo lala beegsaday.

Deegaano u dhaw Buur-hakabo ayaa laga xoreeyay As
11/10/2022

Deegaano u dhaw Buur-hakabo ayaa laga xoreeyay As

16/04/2022

Asc Ramadan kariim

Kamid noqo saaxibada barteena ku xiran furo gambaleelka page Kane follow garee like share

Shakaala goo media waa channel si toos ah u Soo gudbin doono warar xaqiqada ku saleysan iyo barnaamij yada wacyi galinta bulshada

Mar kale kuso dhawoow Page Kaan adiga oo sii share garee nayo inala saaxiib si aan kaaga haqab tirno warar sugan iyo waqti waliba

Address

Cape Town

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shakaala-Goo Media posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share