
20/07/2024
Today we Lost a Great Sufi Scholar of Somalia Shaykh Uthman Hidigh (Cusmaan Xidig).
Inna lillah waa inna ileyhi raajicuun
Waa dunida saaka kabaxay xiddig nuurbadan oo ku caan baxay faafinta diinta rabbi...
Allah u naxariisto sheikhii Soomaliyeed Sheikh Cusmaan Sh Cumar Sh Dauud culusoow.
Qofkii la kulmay ama yaqaanay ayaa dareemi kara burjiga uu lahaa Sh Cismaan Xidig. Ilaa aakhir saaca waxuu ku jiray cibaado rabbigiis iyo bixinta casharada diiniga ah. Cabsida iyo cibaadada Alle mar walba.
Wuxuu ahaa caabid ku sifoobay cibaadada ALLAH iyo baridda Diinta islaamka.
Allow saa u jecleen u jecloow, siduu heegan ugu jiray faafinta diintaada heegan u geli dhamman malaa’igtaada, siduu u jeclaa Nabigaaga (csw) ula kulmi jannadaada Nabigoo jecel oo kulankiisa ku faraxsan.
Allow Amiin Allow Amiin Allow Amiin🤲🏼