Shirkda,hubaal

Shirkda,hubaal Contact information, map and directions, contact form, opening hours, services, ratings, photos, videos and announcements from Shirkda,hubaal, Media, Daveyton.

23/10/2019

shirkada hubaal🤳🤳👏👏

👉jimco wanaagsan shirkada gacansige hubaal group?✍ma,ogtahay, Hadii aad tahay Hogaanka ganacsiga ama qeyb gaar ah, waa i...
17/10/2019

👉jimco wanaagsan
shirkada gacansige hubaal group?

✍ma,ogtahay, Hadii aad tahay Hogaanka ganacsiga ama qeyb gaar ah, waa in aad leedahay aragti fog iyo hogaan aad adigu tusaale u tahay.
Sameynta waxyaabaha qaar sida dhageysiga fikirada team-kaaga, macaamiilka iyo bulshadaba waxa ay kaa caawineysaa in aad hesho xog badan oo quseyda meesha u baahan in la horumariyo, iyo meesha horumarsan.
Ogow, dadku inta badan ma eegaan waxyaabaha yar-yar balse qiimaha leh ee aan la maleysan kari. Waxa ay ku mashquulaan mashruucyo waa weyn iyagoo guulaha hada ay heystaan u fasirta si qaldan islamarkaana bilaaba qob-weyni iyo in ay dadka fikiradooda dhagaha ka fareystaan.
Tani waxa ay ku dhaxalsiinaysaa in aad hareer marto go'aano badan oo sahli laha guulo hor leh hada ama kuwa mustaqbalka ah iyo in aad ka fogaato qalad aad gali lahayd.
Arintan waa mid ay muhiim tahay in aan is barno. Waayo, waa dabciga banii-aadamka, marka aan awood yeelano ama guulo gaarno waxa aan isa saarnaa meel sare taas oo naga xirta in aan helno xogta saxda ah ee naga caawin karta xaalada lagu jiro iyo kuwa soo socda.🤝
shirkada hubaal guul wacan👏

jimco wanaagsan sxba yaal??✍guulaha: iyo wax soo saarka cusub?👉Guulaha iyo wax soo saarka cusub ee manta la gaaray waa r...
11/10/2019

jimco wanaagsan sxba yaal??

✍guulaha: iyo wax soo saarka cusub?

👉Guulaha iyo wax soo saarka cusub ee manta la gaaray waa riyadii shalay. Haddii aad u fiirsato wax yaabaha kugu xeeran sida dhismayaasha dhaadheer, maraakiibta,diyaaradaha, telefonada ,internetka iyo idaacadahuba waxay shalay ahaayen riyo ku jirta maskaxda mid kamid ah dadkii daahfuray. Riyadadu waa meesha ay ka bilaabanto guul kastaba waa waxa ugu muhiimsan ee wax qabadka. Mid xusuusnow riyadu xuduud malaha.
Wuxu yidhi Al caarim ibnu hakiim: “Riyadu way ka muhiimsan tahay Aqoonta” noqo mid ku riyowda guul waarta??????👈

waa shirkada hubaal?

jimco wanaagsan sxba yaal👉madownaysaa  La-taliyaha dhanka  SafarkaDadku waxay jecel yihiin in ay safraan oo ay inta bada...
11/10/2019

jimco wanaagsan sxba yaal

👉madownaysaa La-taliyaha dhanka Safarka
Dadku waxay jecel yihiin in ay safraan oo ay inta badan raadiyaan wakiillada dhanka safarka ee ah heshiisyada ugu fiican. Maalmahan, hadii aan nahay habda hubaal, waxaan noqon karnaa lataliye safarada gaaban iyo kuwa fog si aan uga caawino macaamiisha helitaanka heshiisyada ku saabsan safarada safarka ama kugula talino dhan wali ow safarkaage ugu wanaagsan shaqo wacan jaalla yaal👈

shirkada dhanka safarada hubaal 🤝

jimco wacan✍ma, ogtahay dad badan isweydiinayaan waqtigani ganacsi ma bilaabi karo illaa aan dhaqaalihii aan ku bilaabi ...
11/10/2019

jimco wacan

✍ma, ogtahay dad badan isweydiinayaan waqtigani ganacsi ma bilaabi karo illaa aan dhaqaalihii aan ku bilaabi lahaa aan haysto mooyee. Balse su’aasha meesha taallo ayaa ah, Adiga ma haysataa fikrad cusub oo soconayso? Maxaana cadeen u ah inay fikradaas ganacsi soconayso? Qaabkee ayaad ugu guulaysani kartaa fikradaas? Dhammaan su’aalahaan waa su’aallo muhiim kuu ah markii aad bilaabayso ganacsi

shaqo wacan habda hubaal?
meel kasto aad dunida ka joogtaa waqti ha,idiin wacnaado

Address

Daveyton

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Shirkda,hubaal posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Share

Category