Sama-keen TV

Sama-keen TV XOG IYO XAQIIQ KALA SOCO SAMA-KEEN TV

CIISE KASOO CARARAY CANFARTA GADABUURSI AYUU KU HEESTA SEYLAC. XEEERKA CIISE SEYLAC IYO CANDHUUFA MIDEE MUDAN IN LAGU QA...
04/10/2025

CIISE KASOO CARARAY CANFARTA GADABUURSI AYUU KU HEESTA SEYLAC. XEEERKA CIISE SEYLAC IYO CANDHUUFA MIDEE MUDAN IN LAGU QABTO

Seylac oo Ciise la wareegay, C/Geelle iibiyay Awdal, Somaliland breaking news, Samaroon iyo Gadabuursi, dhul Somaliland laga iibiyay, Awdal region update, Dj...

Mustaf cagjar ayaa ku guulestay in uu xuriyadiisa helo Xasan Ciraaqi.Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga kasii deyasay Ko...
01/10/2025

Mustaf cagjar ayaa ku guulestay in uu xuriyadiisa helo Xasan Ciraaqi.

Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga kasii deyasay Korneyl Xasan Ciraaqi, kaddib baadhis ay hay'addaha ammaanka ee Somaliland ku sameeyeen.

Sarkaal sare oo ka tirsan Sirdoonka Somaliland ayaa ii sheegay in Korneylku baadhista kaddib aanu ku lug yeelan wax dhibaato amni ah oo laga fulinayo Somaliland sidaas darteedna ay xoriyadiisi u celiyeen.

Sarkaalkan oo deegaan ahaa kasoo jeeda DDS ayaa loo amba bixiyay magaalada Jigjiga oo uu goordhoweyd gaadhay.

DEG DEG Mustafe cagjar oo Ku guulestay Siideynta Xasan Ciraaqi.

Wada Hadal Qadka Taleefanka oo dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Degaanka Ayaa leesku Afgartay in Ciraaqi Sirdoonka SNM ay Degaanka kusoo wareejiyan.

DEG DEG; Farmaajo ayaa Aqbalay Dorashada Qof iyo Cod ee Xasan Sheekh uu wado.Farmaajo ayaa Horey u sheegay in Maamulada ...
30/09/2025

DEG DEG; Farmaajo ayaa Aqbalay Dorashada Qof iyo Cod ee Xasan Sheekh uu wado.

Farmaajo ayaa Horey u sheegay in Maamulada JL Iyo PL Dorasho ay ka maqan yihiin in aysan dalka ka dhici karin balse loo baahanyahay in la doono Odayaasha Maqan.

Xasan Sheekh ayaa Heshiiska la gaaray Axmed Madoobe iyo Saciid Deni waxaana leesla afgartay in Dorasho qof iyo cod ah in Dalka laga qabto Xogta aan helnay ayaa sheegesa in Farmaajo uu qeyb ka ahaa Siyaasiyiinta Ka shaqeeyay in Villa Somaaliya ay Hor fadhiisato Deni iyo Madoobe.

Hadaba Teamka Farmaajo Maxeey wadaan?

Magaalada Muqdisho Kaambeynka dib u doorashada Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo ayaa si toos ah uga bilaabatay. Madaxweyne Farmaajo oo dhawaan Dalka kusoo laaban raba ayaa wuxuu xaruma kala duwan ka furi doonaa gobolada Dalka sida ay sheegayaan kooxda ololaha Madaxweyne Maxamed Abdullahi Farmaajo.
Kooxda ololaha Madaxweyne Farmaajo ayaa sheegaya in dhammaan gobolada Dalka oo dhan geyn doonaan xisbiga, waxay sheegeen in dadka doonaya inay qeyb ka noqdaan kooxda ololaha dib u doorashada Madaxweyne Farmaajo ay u furan tahay inay kusoo biiraan, markii deegaanada xafiiska uu ka furan doona ku dhawaaqaan kooxda ololaha Farmaajo.

DEG DEG; Villa Somaaliya ayaa Isbadal Guud ku Sameesay Qorsaha Dagaalka AS.Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xilka ka qaaday ...
30/09/2025

DEG DEG; Villa Somaaliya ayaa Isbadal Guud ku Sameesay Qorsaha Dagaalka AS.

Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xilka ka qaaday Cali Jeyte oo ahaa Ergeyga Gaar ah ee Macawiisleyda.

Taliye Odawaa ayaa soo jeediyay in Meesha laga saaro Macawiisleyda Sido kale Ciidanka Xoogga kalsooni loo siiyo la dagaalkan Argagixisada.

Laftagareen Qoor Qoor iyo Guudlawe Baxar ku Jiran.Sida ku cad heshiiskii ugu dambeeyay ee shirkii golaha watashiga qaran...
30/09/2025

Laftagareen Qoor Qoor iyo Guudlawe Baxar ku Jiran.

Sida ku cad heshiiskii ugu dambeeyay ee shirkii golaha watashiga qaran madaxweyne Cali Guudlaawe, Qoorqoor iyo Laftagareen waxa ay saxiixeen qoraal ay ku cadeeyeen in uusan jirin maamul Jubbaland, Wasaaradda arrimaha gudahana ay soo dhisto maamul cusub.

Hadii hada heshiyaan madaxweyne Ahmed iyo Madaxweyne Xasan sidee noqonaya xaalka maamuladii rabay in eber laga soo bilaabo jubbaland

DEG DEG; Sirdoonka SNM Ayaa Xasan Ciraaqi u Gudbiyay Jeelka Mandhera.Xogta ayaa intaas kusii dareesa in Dagaalkii Gooja-...
30/09/2025

DEG DEG; Sirdoonka SNM Ayaa Xasan Ciraaqi u Gudbiyay Jeelka Mandhera.

Xogta ayaa intaas kusii dareesa in Dagaalkii Gooja-cadde uu ahaa Sarkaalkii diyaariyay Qorsaha Somaliland looga adkaaday

Waxaana dhawaan la filaya in Maxkamada Maroodi jeex in lasoo taago Xasan Ciraaqi oo ku eedeysan jabkii Gooja-cadde.

DEG DEG Mustafe cagjar oo Ku guulestay Siideynta Xasan Ciraaqi.Wada Hadal Qadka Taleefanka oo dhexmaray Madaxweynaha Som...
29/09/2025

DEG DEG Mustafe cagjar oo Ku guulestay Siideynta Xasan Ciraaqi.

Wada Hadal Qadka Taleefanka oo dhexmaray Madaxweynaha Somaliland iyo Madaxweynaha Degaanka Ayaa leesku Afgartay in Ciraaqi Sirdoonka SNM ay Degaanka kusoo wareejiyan.

DEG DEG  Isbadal Cusub oo Gobalka Gedo Kusoo socda.Madaxweyne xasan Sheekh ayaa inta uu Kismaayo u Socdaalin doonaya in ...
29/09/2025

DEG DEG Isbadal Cusub oo Gobalka Gedo Kusoo socda.

Madaxweyne xasan Sheekh ayaa inta uu Kismaayo u Socdaalin doonaya in uu Isbadal ku sameeyo Gedo.

Xogta Sama-keen TV ay hesay ayaa Tilmaamaya in Xilka laga qaaday Abdirashid Janan waxaana Sido kale Xilka laga qaaday Abdullahi Shimbir

Axmed madoobe ayaa inta uu Heshiish la galin Xasan Sheekh doonaya in Gobalka Gedo lagu soo wareejiyo

RW Hamse ayaa wali wax Talo ah aan ku yeelan wada hadalada Villa Somaliya iyo Kismaayo.

DEG DEG; Dagaal Dhexmari kara Somaliland iyo Liyuu bolis.Xiisad adag oo gacan ka hadal isu badali karta ayaa ka dhex taa...
29/09/2025

DEG DEG; Dagaal Dhexmari kara Somaliland iyo Liyuu bolis.

Xiisad adag oo gacan ka hadal isu badali karta ayaa ka dhex taagan Somaliland iyo Deegaanka Soomaalida kadib markii maamulka Somaliland si cad u diiday qorshe walba oo lagu doonayey in xabsiga looga sii daayo Kornayl Xasan Ciraaqi oo ku xidhan magaalada Hargeysa. Isku dayo badan oo ay sameeyeen xukuumadda DDS, hay’adaha amniga iyo odayaasha dhaqanka si loogu wareejiyo magaalada Wajaale ayaa fashilmay, waxaana saaka lagu wareejiyey xabsiga Mandheera oo ah xabsiga ugu weyn gobollada Waqooyi halkaas oo ay ku xidhan yihiin maxaabiistii dagaalka laascaanood.
Kornayl Xasan Ciraaqi oo muddo ku xidhnaa xarunta baadhista CID ayaa noqday mid ay Somaliland u aragto muhiim, maadaama ay ku eedeeyeen inuu xiriir la leeyahay maamulka waqooyi bari Soomaaliya iyo dagaalkii Lascanood ku dhex maray dadka deegaanka iyo Somaaliland, Qoyska Kornayl Xasan iyaguna waxay isku dayeen dadaalo dhaqan si loo sii daayo, balse waxay muujiyeen in gebi ahaanba laga quustay rajo kasta oo lagu sii deyn lahaa kornaylka.
Taliyaha guud ee ciidanka Somaliland, General Nimcaan Yuusuf Cismaan, ayaa si cad uga hor yimid qorshe kasta oo lagu sii deyn lahaa Kornaylka, taasoo muujinaysa sida maamulka Somaliland u daneynayo haysashada kornaylkan. Indhaha oo dhan hadda waxay ku sii jeedaan Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro oo ku sugan Imaaraadka, iyadoo la sugayo go’aanka ugu dambeeya ee arrintan muranka badan dhalisay.

DEG DEG Rw Abiye Axmed oo Adis-ababa ka cararay. Etopiya oo Gacanta Faano gasay.Magaalooyin dhawr Ah oo Waqooyiga Wollo ...
28/09/2025

DEG DEG Rw Abiye Axmed oo Adis-ababa ka cararay. Etopiya oo Gacanta Faano gasay.

Magaalooyin dhawr Ah oo Waqooyiga Wollo Ayeey gacanta ku Dhigeen sidoo kalena Hub Culus ayeey ka Qabsadeen Dawladda iyadoo markii ugu horeysay La arkayay Jamhadda oo Gaadiidka Dagaal ku dhex isticmaalaysa Gobolkaasi.

Jamhada Faano ayaa la soo baxday Awood Ay layaabeen Dawladda Dhexe.

27/09/2025

Warbixin; Maxaa laga baajiyay Mucaaradka Banaaanbax mise Bandhig. Heshiiska A/Madoobe iyo Xasan Sh Qorsaha Nairobi ka socda..

Address

41plane Street Silversand
Gardens
7580

Telephone

+252618722419

Website

Alerts

Be the first to know and let us send you an email when Sama-keen TV posts news and promotions. Your email address will not be used for any other purpose, and you can unsubscribe at any time.

Contact The Business

Send a message to Sama-keen TV:

Share